Monthly Archives: July, 2022

Sababta Qoys ku kaliftay inay gurigooda Qashinqub ka dhigaan! + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Warbaahinta Koofur Kuuriya ayaa baahisay muuqaallo lammaane da' ah oo ku nool guri qashinqub ah muddo sannaddo ah sabab la xiriirta...

Daawo – 25 jirka u eg 40 jirka.

MUQDISHO (HN) -- Sababo dhowr ah sida dhaxal hidde-side ah oo qofku kala yimaado firkiisii hore, dad badan ayaa maqaarkoodu ka degdegaa da'diisa dhabta...

Dadku way rumeysan la’ yihiin inuu 25 jir yahay! +Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- 25 jir ku nool Zhengzhou, dalka Shiinaha ayaa shan daqiiqdo ku caan baxay kaddib kolkii sawirkiisa uu ku baahay baraha bulshada...

Muxuu yahay Dhaqanka ‘Ciyaal-weeranimada ah’ ee ka jira Dalka Hindiya?! + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Sannad kasta boqollaal qof oo ku nool gobalka Uttarakhand ayaa ka qeybgala Bagwal oo ah cayaar waraf lagu dagaallamo taas oo aalaaba...

Bangi Cunto oo Muslimiinta ku bogaadiyay Deeqsiinta Cunnooyinka Xalaasha ah.

MUQDISHO (HN) -- Bangi cunto oo ku yaalla magaalada Manchester ayaa ku amaanay bulshada Muslimiinta ah kaalintooda la xiriirta soo kordhinta xeerada cunnooyinka xalaasha ah...

Daawo – Maqaayad Kalluunka uu dhex dabaasho.

MUQDISHO (HN) -- Maqaayado badan wax xiriir ah lama lahan noolaha marka ay nool yihiin. Kaliya oontooda sida cad ama caano ayaa lagu iibiyaa...

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cadayga ama Rumeyga.

MUQDISHO (HN) -- Mid kamid ah hababka ugu fiican oo bedqabka afka iyo ilkaha lagu ilaalin karo waa cadayga ama rumeyga oo afka Carabiga...

La kulan – Muslimka Bilicda iyo Nadaafada Xaafaddiisa ka shaqeeya.

MUQDISHO (HN) -- Deegaan-quruxsanaanta wuxuu Islaamku siiyay mudnaan sarreysa. Ilaalinta deegaankuna waxay laf-dhabar iyo sees u tahay jiritaanka aadanaha iyo xiriirka kala dhaxeeya Allihii...

Daawo – Sida la iskugu toobo Geesaha Lo’da.

MUQDISHO (HN) -- Dhaqan aan salguurin kana mid ah hababka ugu toolmoon ee caafimaadka jirka iyo bedqabkiisa lagu daryeelo waa toobinta. Diin ahaanna, waa...

Sida la iskugu ‘toobi jiray Geesaha Lo’da’ oo maanta weli dunida qaar looga dhaqmo + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Faa'iidooyinka laga helo toobinka ma ahan mid halkan lagu soo koobi karo. Kasokow in Suubanaha NNKH uu istoobay, haddana aad baa...

Most Read