HomeMuuqaalladaDaawo - Sida la iskugu toobo Geesaha Lo'da.

Daawo – Sida la iskugu toobo Geesaha Lo’da.

MUQDISHO (HN) — Dhaqan aan salguurin kana mid ah hababka ugu toolmoon ee caafimaadka jirka iyo bedqabkiisa lagu daryeelo waa toobinta. Diin ahaanna, waa mid uu Suubanaha NNKH uu bogaadiyay – ficil ahaanna – uu laftigiisa istoobay.

Maantada la joogo waxaa la adeegsadaa dhalooyin casri ah. Balse qarniyo hore, waxaa dhaqan ahaa in la isku toobo geesaha Lo’da – kamana salguurin dhaqankaas dunida weli. Dalka Induniisiya waa meelaha ilaa maanta si siman looga adeegsado hababka toobinta.

Halkan hoose ka daawo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments