crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Maqaayad Kalluunka uu dhex dabaasho. | HimiloNetwork

Daawo – Maqaayad Kalluunka uu dhex dabaasho.

MUQDISHO (HN) — Maqaayado badan wax xiriir ah lama lahan noolaha marka ay nool yihiin. Kaliya oontooda sida cad ama caano ayaa lagu iibiyaa dhexdooda. Laakiin madhacdo inay neef sidiisa ah la-jooggiisa ku raaxaystaan. Laakiin maqaayado dhowr sida Koi Fish oo ah mid ku taalla dalka Fiitmaan waxay kamid tahay dhowr maqaayadood oo kalluunka uu sida badda ugu dhex dabaasho gudaheeda.

Ujeeddadu waa abuuridda iyo helidda deegaan labadaas noole uga duwan midka ay ku hoydaan halkaas oo aanay isugu imaaneyn si midkood loo cuno balse labaduba ay u wada qaataan ammin qurxoon.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!