MUQDISHO (HN) — Sababo dhowr ah sida dhaxal hidde-side ah oo qofku kala yimaado firkiisii hore, dad badan ayaa maqaarkoodu ka degdegaa da’diisa dhabta ah, wuxuuna qofku u ekaa si ka weyn cimrigiisa saxda ah. Waana sheekada da’yar ku nool Shiinaha oo 25 jir ah balse dadka ula muuqda 40 jir.
Halkan hoose haddaba ka daawo.