crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2021 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: February 2021

Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la’aanta Gudniinka Fircooniga.

MUQDISHO (HN) — Sannadkii 2012-ka, Kalfadhiga QM ayaa 6 Febraayo u asteeyey Maalinta Caalamiga ah ee U-dulqaadasho la’aanta Gudniinka Fircooniga ee afka qalaad lagu soo gaabiyo FGM ama Female Genital Mutilation. Antonio Guteras oo ah Xoghaya Guud ee QM, war qoraal ah uu soo dhigay bartiisa wuxuu ku yiri; “Wadajir waan uga adkaan karnaa FGM-ka marka la gaaro sannadka 2030-ka ...

Read More »

Bandhigga Buugta Banaadir oo maanta lasoo gabagabeeyey!

MUQDISHO (HN) — Waxaa maanta xarunta Dhalinyarada Gobalka lagu soo gabagabeeyey Bandhigga Buugaagta Banaadir oo muddo saddex maalmood ah ka socday. Xiritaanka munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Xil-dhibaan Dalxa iyo Wasiirka Haweenka, Xafsa Maxamed Xaabsade iyo guddoomiyaal degmo iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay gobalka Banaadir oo uu kamid ah Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobalka, Makaraan. Guddoomiyaha Midowga Qorayaasha Somaaliyeed, mudane Cali ...

Read More »

Hey’adda WHO: “Magaalada Madiina waa midda ugu caafimaadka fiican dunida.”

MUQDISHO (HN) — Magaalada Madiina ayaa loo aqoonsaday hormuudka magaalooyinka ugu bedqabka iyo caafimaadka fiican dunida oo dhan, marka loo eego Hey’adda WHO. Waxaa ku nool tiro ku dhow 2 milyan oo dad ah, laakiin waa magaaladii ugu horreysay oo loo aqoonsado midda ugu caafimaadka fiican dunida. WHO waxay sheegtay in magaalada Madiina ay la kulantay dhammaanba shuruudihii lagu xulan ...

Read More »

Laacibka Kubadda Kolayga oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Laacibkii hore ee kubadda basketball-ka, Stephen Jackson ayaa qaatay diinta Islaamka, isaga oo ku biiriya ruugcadaaga kale ee kala tirsan ciyaartaas kuwaas oo kamid noqday diinta ugu faafitaanka badan caalamka. Muuqaal loogu qabanayo shahaahada oo dhacay 6 Bishii Janaayo ee sannadkan ayuu soo dhigay bartiisa. 42 jirkan howlgabka ka noqday cayaaraha ayaa ka fariistay sannadkii 2015-ka kaddib ...

Read More »

Daawo – Walaal Norwegian ah oo Ilmada ceshan waayay markii loo qabtay Shahaadada!

MUQDISHO (HN) — Islaamku waa diin dhammeystiran nolol ahaan. Walaal walba oo macaankeeda ku dareema hidaayada Eebe uu la doono qalbigiisa waxay ka keentaa oohin iyo nugeyl qalbi oo uu la ceshan waayo ilmada kasoo qubata. Muuqaalka soo aadan, wuxu ku saabsan yahay mid kamid ah walaaladaas oo u dhashay dalka Norwey oo dhawaan kusoo biiray bulshada Islaamka. Halkan haddaba ...

Read More »

Ban-dhigga Buugaagta Banaadir oo maanta la daahfuray.

MUQDISHO (HN) — Bilooyin dhowr ah oo Dabshidyadii lagu soo bandhigi jiray buugaagta ay qoraan qorayaasha Somaaliyeed ay galeen hakadweyn, waxaa maanta Xarunta Dhalinyarada Gobalka Banaadir lagu daahfuray Bandhiga Buugaagta Banaadir oo ah madal ay ku dhan yihiin qorayaasha ku sugan caasimadda dalka. Yaxye Sigane oo ah kamid ah agaasinka madasha ayaa ku tilmaamay dhabbe iyo jiho cusub oo horay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!