Laacibka Steve Janson oo qaatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) –– Steve Janson oo ahaa laacib hore oo kubadda Kolayga Maraykanka ee NBA ka dhigay wacdaro iyo taariikh cusub ayaa qaatay diinta Islaamka.

Haddaba halkan ka daawo isaga oo loo qabanayo shahaadada.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!