MUQDISHO (HN) — 26 jir u dhalatay dalka Zambia ayaa dhawaan noqotay hadal-heyn qaran kaddib markii ay dacwad ka gudbisay jaceylkeeda iyada oo ku eedeynaysa inuu waqtigeeda ka lumiyay madaama uu muddo badan ka maadanayay inuu soo afjaro xiriirkooda 8 jirsaday. Ku daalista sugitaankiisa, Gertrude Ngoma ayaa maxkamadda uga dacwootay jaceylkiisa si ay ugu cadaadiyaan inuu si dhaqso ah u ...
Read More »Monthly Archives: December 2020
Qoyska ku dhawaad 40 sanno Gurigooda kula nool Yaxaas.
MUQDISHO (HN) — Nobumitsu Murabayashi wuxuu 34 sano kahor iibsaday yaxaas yar kaddib markii uu jeclaaday inankiisa xilli ay joogeen dukaan lagu iibiyo rabaayadaha. Laakiin, maanu fileyn in yaxaaskaasu uu ugu danbeyn kamid noqon doono qoyskiisa. Hadda yaxaaskan oo dhererkiisu gaarayo 7 feet; culeyskiisuna dhan yahay 45 kg, wuxuu nolol aan cabsi lahayn kula nool yahay qoyskiisa. Mar kaliya ayay dhacday ...
Read More »La kulan: Haweeneyda nolosheeda u hibeysay Daryeelka Bisadaha.
MUQDISHO (HN) — Maryam al-Balushi, oo ah haweeney jecel daryeelka xayawaannada kuna nool caasimadda Muscat ee dalka Cumaan ayaa hoygeeda kula nool 480 bisado iyo 12 eeyo ah – halkaas oo adduun dhan 8,000$ ay ku bixiso xanaanadooda bil walba. 51 jirtan ayaa daryeelka xayawaannada soo bilowday sannadkii 2008 markii wiilkeeda uu guriga keenay bisad. In yar kaddibna, Maryam ayaa ...
Read More »Legdan-yaqaanka Austria oo qaatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Legdan-yaqaanka Austria, Wilhelm Ott, ayaa kasoo muuqday muqaal uu ku dhawaaqayo kalmadda towxiidka. Gudaha muuqaal aad ugu baahay baraha bulshada ayuu Ott ku sheegay inuu qaatay diinta Islaamka kaddib markii uu ku sameeyey baaritaanka iyo dabagal cilmiyeysan. Wuxuu xusay in waqtigii xayiraadda lagu soo rogay dunida oo dhan ay isaga ahaan u ahayd fursad uu si fiican ...
Read More »Feeryahanadda Ruby oo qaadatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Feeryahanadda reer Holland, Ruby Jesiah Mesu ayaa barteeda ku sheegtay inay qaadatay diinta Islaamka, kaddib 4 sanno oo ay kusoo dhaqmeysay. Haweeneydan ayaa shahaadada loogu qabtay gudaha Masjid ku yaalla Holland. Waxay awal heysatay diinta Masiixiga. Sawirada iyada oo xiran xijaabka ayaa ku baahay baraha bulshada halkaas oo farriimo u badan bogaadin iyo duco ay ka heshay ...
Read More »La kulan: Imaamka cunnooyin bisil u qeybiya Jaarka Masjidkiisa.
MUQDISHO (HN) — Imaamka Masjid ku yaalla Wycombe, Buckinghamshire, ayaa hoggaaminaya koox samafalayaal ah si ay deeq cunno ah ugu qeybiyaan jaarkooda madaama uu saameeyey xayiraadda adag ee lagula tacaalayo xanuunka Covid-19. Haseen Jahangir, oo ah imaamka Masjidka Wycombe ayaa baahinaya farriin togan xilli lagu jiro xayiraaddii labaad ee looga hortagayo xakameynta xanuunka Corona. “Waa lama huraan inaan ogaanno nolosha kuwa ...
Read More »Zeena Ali – Muxajabaddii ugu horreysay Booliska New Zealand.
MUQDISHO (HN) — Guulaha haweenka Muslimiinta dunida oo dhan waa kuwo is dabayaal ah, kuwaas oo iyaga oo ilaashanaya qiyamkooda diiniga ah qeyb ka noqonaya howlaha guud iyo dabcan samafalka. Zeena Ali ayaa sameysay taariikh cusub kadib markii ay noqotay muxajabaddii ugu horreysay ee kamid noqota booliska New Zealand. Zeena ayaa diratay codsigeeda la xiriira kamid noqoshada booliska markii uu dhacay ...
Read More »Detroit oo ugu dambeyntii aqoonsanaysa fasaxyada Ciidaha Muslimiinta.
MUQDISHO (HN) — Dagaal daba-dheeraaday kaddib, Muslimiinta Detroit ayaa ugu danbeyntii fasax u helaya maalmaha Ciidaha. Waxaana ay ka bilaabanaysaa sannad dugsiyeedka 2020-21-ka. “Waxay ahayd walaaca ardayda sababtii ugu horreysay ee arrinta miiska loo soo dhigay,” Nikolai Vitti, oo kamid ah Cass Technical High School ayaa u sheegay Detroit Chalkbeat. Ereyadiisu mugga doc walba laga eego waxay u muuqdeen lama huraan. ...
Read More »Muslimiinta Kanada oo u haqabtiraya Waayeellada.
MUQDISHO (HN) — Ururka Muslimiinta Kanada ayaa si adag uga shaqeynaya hubsashada inaan waayeellada looga tagin gaajo iyo sidoo kale la dhimo cunnada la daadiyo. Si taas u hirgashana, gurmashada danyarta ku sugan Greater Toronto Area, xarunta Muslim Welfare Centre ayaa isku taagaysa in cunnooyin bisil ay guryahooda ugu geeyaan dadka da’da ah oo aan soo gaari karin xaruntooda. “Waa ...
Read More »Masjidka Oxford ayaa deeq cunno ah siinaya ardayda xilliyada fasaxa.
MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Oxford ayaa hubinaya waqtiyada adag ee lagu jiro siiba fasaxyada in qofna aanu ku seexan gaajo – iyada oo cunnooyin bisil lala gaarayo ardayda dhigata iskuullada, sida laga soo xigtay Oxford Mail. Masjidka Central Oxford ayaa bixin doonaa deeq cunno shan maalmood oo toddobaadkii ah inta lagu jiro fasaxyada iskuullada. “Masjidka wuxuu bixiyay dhammaaba ...
Read More »