crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> September | 2018 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: September 2018

Wax ka baro 10-ka Dal ee Qaaradda Afrika Ugu Dhulka Weyn

Muqdisho (Himilonetwork) – Afrika waa Qaaradda Labaad ee ugu weyn adduunka kaddib Aasiya. Waxayna ka kooban tahay dhowr iyo 50 dal kuwaas oo isugu jira kuwa dhawaan la yagleelay iyo kuwo tan iyo isticmaarkii soo jiray. Waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa 10-ka dal ee Africa ugu dhulka weyn annaga oo ka bilaabi doona midka 10aad. 10: Muritania – Jamhuuriyadda Islaamiga ...

Read More »

Tubaakada Taabuuga – Khatar heysata Jiilkeenna Dahabiga!

Muqdisho (Himilonetwork) – 4 illaa 5sano kahor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishada ah, tubaakada iyo calaqa; balse waxaa ka dambeeyay oo dalka yimid maandooriye ka gedisan intaas oo dhan – qaab isticmaalka – kana fudud isla markaana ay qabatimeen in badan oo kamid ah jiilka aan looga baran maandooriyayaasha. Kuma cusba maqalka dhagahaaga oo waxay ila ...

Read More »

Fahamka Bulshada ee Shaqada Taraafikada.

Muqdisho (Himilonetwork) – Booliska Taraafikada waxay bixiyaan adeeg qiimo leh oo ay u hayaan bulshadeenna iyaga oo hagaya waddooyinka magaalooyinka iyo fulinta sharciyada wadista gaadiidka sida; hagaajinta sharciyada baabuurta, booliiska taraafikadu waxay leeyihiin awood ay ku qori karaan, ku qaban karaan oo ku xiri karaan muwaadiniinta lagu tuhunsan yahay inay jebiyaan sharciga. Taariikhda inta lagu hayo booliiska Taraafikada waxa ay ...

Read More »

Dowladda Koofur Afrika oo Aqoonsanaysa Guurka Muslimiinta.

Cape Town (Himilonetwork) – Maxkamad ku taalla dalka Koofur Afrika ayaa ku amartay dowladda dalkaas inay aqoonsato guurka Islaamiga ah ee Muslimiinta kaddib sannado badan oo loo ol’oleynayay in la dhowro xuquuqda dhallaanka iyo haweenka. “Maxkamadda Muslim Judicial Council (MJC) waxay soo dhaweyneysaa go’aanka maxkamadda Western Cape High Court ay ku aqoonsatay guurka Muslimiinta iyo xuquuqda dhallaanka iyo haweenka Muslimiinta,” ayaa lagu ...

Read More »

Sadio Mane oo la arkay isaga oo Nadiifinaya Musqulaha Masjidka Liverpool.

Liverpool (Himilonetwork) – Xiddiga Sadio Mane ayaa la arkay isaga oo nadiifinaya Masjidka magaalada Liverpool xilli kooxdiisu ay 2-1 uga badisay naadiga Leicester. Muuqaalka laga soo duubay ayaa ku baahay baraha bulshada isaga oo nadiifinaya musqulaha Masjidka. Masjidka ayaa la rumeysan yahay inuu yahay Al-Rahma Mosque kaas oo Mane uu si joogto ah u booqdo xilliyada salaadda. Taageerayaasha ayaa bogaadiyay falkan. “Waa ...

Read More »

Masjidka ugu weyn Bartamaha Aasiya oo laga furayo dalka Kyrgyzstan.

Bishkek (Himilonetwork) – Masjidka Bartamaha ee  Imam Sarakhsi, oo ah kan ugu weyn Bartamaha Qaaradda Aasiya – kaas oo qaadi kara dad dhan 30,000 – ayaa maalintii Axadda xariga looga jaray gudaha caasimadda dalka  Kyrgyzstan ee Bishkek. “Dhismaha Masjikani wuxuu tusaale u yahay sida looga horumaray habka casriga ee naqshadeynta farshaxan ee dhismaha iyada oo la adeegsanayo aaladaha casriga ah ee tiknoolojiyadda,” ...

Read More »

La kulan – Maalqabeenka loogu yeero Mudanaha Nadaafadda

Muqdisho (Himilonetwork) – ‘Mr. Yo’ waa maal-gashade milyaneer ah oo dhaqan u goonni ah ku sifoobay – 15-kii sano ee lasoo dhaafay. Ganacsadaha reer Kuuriya balse ku nool dalka Bahrain wuxuu subax walba inta uusan waagu wada dillaacin usoo kacaa si uu qashinka uga xaaqo jidadka una nadiifiyo. Wuxuuna sidoo kale isku dayaa inuu walxaha qaar ee qashinka ku jira uu ...

Read More »

Daawo – Milyaneer Qashinka ka ururiya Jidadka!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira shaqsiyaad aan Muslimiin ahayn kuwaas oo jecel inay ka shaqeeyaan hufnaanta iyo bilicda degaanka ay ku nool yihiin hadiyo jeer. Mid kamid ah dadkaas waa milyaneer u dhashay dalka Kuuriya oo ku nool dhulka Carabta gaar ahaan Baxreyn kaas oo si maalinle ah qashinka uga fogeeya goobaha lagu soo daadiyo ee magaalada uu  degan yahay ...

Read More »

Maxaa taban ama togan oo ku jira kororka ku yimid qorida buugaagta?

Muqdisho (Himilonetwork) – Qoraalku waa fariinta muujisa jiridda umad  dhaxal leh, waxa uu naga reebaa raad, geesta kale waxa uu nagu soo simaa keydka wixii dhacay qarniyo badan kahor dagaal, abaaro iyo barwaaqaba, sababta oo ah qoraa kasta waxa uu wax ka tilmaamaa waxa jira xilligiisa. Dhacdooyin iyo sheekooyin badan oo horay u soo maray bulshadeena, waxay in badan oo ...

Read More »

La kulan – Haweeneyda Maalinle u Quudisa Boqollaal Danyar ah.

Lahore (Himilonetwork) – Taageeridda dadka danyarta ah ee xaafadeeda, haweeneyda Pakistaniga ah waxay quudinaysay boqollaal gaajoon si maalinle ah gurigeeda. Haweeneydan oo lagu magacaabo Rukhsana Izhar, waxaa dhiirri-geliyay da’yar Pakistani ah oo bilaabay mashruuc loogu magac daray Rizq oo ah mid lagu quudiyo danyarta magaalada ku nool, sida ay soo xigatay Hey’adda VOA. Mashruuca Rizq waxaa sannadkii 2015 bilaabay koox saaxiibo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!