HomeMuuqaalladaDaawo - Milyaneer Qashinka ka ururiya Jidadka!

Daawo – Milyaneer Qashinka ka ururiya Jidadka!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira shaqsiyaad aan Muslimiin ahayn kuwaas oo jecel inay ka shaqeeyaan hufnaanta iyo bilicda degaanka ay ku nool yihiin hadiyo jeer.
Mid kamid ah dadkaas waa milyaneer u dhashay dalka Kuuriya oo ku nool dhulka Carabta gaar ahaan Baxreyn kaas oo si maalinle ah qashinka uga fogeeya goobaha lagu soo daadiyo ee magaalada uu  degan yahay waddooyinkeeda.
Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga sameeyey.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments