Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska oo aad uga naxsaneyd Bisad in cabbaar ah iska bada-socta yaa baqdin ay ka muujisay awgeed waxay u wacday booliska leh nambarka degdegga ah ee 999 si ay u xiraan. Booliska magaalada London ee Metropolitan Police Service ayaa sii daayay wicitaannadii ugu yaabka badnaa toddobaadkan ay heleen oo ay kamid tahay haweeneydan ka cabanaysa ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Jaakad casri ah oo dadka dawarsada u sahlaysa tuugsigooda
Muqdisho (Himilonews) – Shirkad ku taalla magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa soo saartay jaakad cusub taas oo dadka dawarsada ama tuugsada u fududeyneysa in lacag loogu deeqi karo qaab ATM ama iyaga oo kaarka bangiyada lamarinayo dalool yar oo jaakadda ku sameysan. Sanadihii dhawaa, dawarsadayaasha ayaan helin kaalmo iyo siismo dheeraad ah maadaama ay badi dadku lacagaha ku qaataan kaarar-ka ...
Read More »Ninka leh Gar Shinni
Muqdisho (Himilonews) – Nin ku nool dalka Masar kaas oo si joogto garkiisa ay iskugu soo ururaan boqollaal Shinni ah ayaa sheegay inuu doonayo bilaabists wacyi-gelin ah in Shinnidu aysan halis ahayn. 31-jirka lagu magacaabo Mohamed Hagras oo kasoo jeeda gobalka Menoufia, ahna injineer, ayaa go’aansaday inuu noqdo ilaaliye Shinni kadib markii uu dhiiri-gelin ka helay muuqaal haweeeney si geesinimo ...
Read More »Jidadka Muqdisho: Dhisanaye, maan dhowraarsanno?!`
Muqdisho (Himilonews) – Indhaha qofka manta jooga Muqdisho – u eegis la’aan da’diisa, wuxuu ka marqaati kici karaa kala duwanaanshaha muuqda ee laga dheehan karo muuqaalkeeda marka ay ku socdaalaan jidadka faras-magaale ee Xamar. Waana hadda oo kaliya. Taniyo sanadihii dhawaa, siiba markii Turkigu soo caga-dhigtay dalka, dhismaha waddooyinku waxay ahayd muhiimad gaar ah oo qeyb ka noqotay mashruuca dib u ...
Read More »