Yearly Archives: 2017

Lakulan ganacsadaha lacagtiisa ku bixiya guurinta gabdhaha agoomada ah ee Hindiya

Mumbai (Himilonews) - Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta iyo guurinta inantooda. Hayeeshe marka gabadha oo...

Gabar 3 jir ah oo Qur’anka oo dhan xifdisay

Lagos (Himilonews) - Gabar 3 jir ah ayaa ka yaabisay dadka Nigeria kadib markii ay dusha ka qeybtay Qur'anka Kariimka ah - iyada oo...

Muslimiinta Malawi oo helay turjumada Qur’anka oo ku dhigan afkooda

Lilongwe (Himilonews) - Muslimiinta ku nool dalka Malawi ayaa u dabaal-degay tarjumadii ugu horreysay ee Qur'anka oo ku qoran afkooda Yao - af badi...

Lamaane si halis leh iskugu dayay fal lala yaabay

Caracas (Himilonews) - Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa la qabtay xilli ay isku dayaysay inay boorsadeeda ku dhex qariso saaxiibkeed oo ku jiray...

Nin dalbaday in lala duugo lacag kaash ah si uu danbi-dhaaf ugu helo Ilaahiisa

Kampala (Himilonews) - Sarkaal katirsan dowladda Uganda ayaa qoyskiisa ka codsaday inay duugtiisa ku laraan lacag kaash ah kahor intaan la dhigin iilka. 52-jirka lagu...

Haweeney 8 sano ku dhex nool gegi dayuuradeed

Singapore (Himilonews) - Haweeney 50-jir ah ayaa ku dhex nooleyd gegida caalamiga ah ee Changi Airport ee dalka Singapore muddo 8 sanadood ah tiiyoo ay...

Lakulan: Ninka musmaarrada ka xaaqa jidadka

Bangalore (Himilonews) - Jebakumar waa nin yool ku socda. Taniyo sanadkii 2012, wuxuu go’aansaday in waqtigiisa nasiinada uu jidka weyn ee magaalada Bangalore ee...

Ol’ole lagu baahinayo fahamka diinta Islaamka oo ka socda Kanada

Toronto (Himilonews) - Ol'ole cusub oo dadka loogu yeerayo inay la shaahaan kanala hadlaan qof Muslim ah diinta Islaamka iyo aragtida sirgaxan ee dadka...

Nin Muslim ah oo dadka baahan lacag la’aan ku quudiya

Ontario (Himilonews) - Muslim u dhashay dalka Kanada ayaa albaabada u fura dadka baahan ee aan heysanin cunno ay cunaan - iyo qofka kasta...

Markay Lo’du gasho booska Fardaha

Muqdisho (Himilonews) - Kadib markii loo sheegay inaysan hanan karin faras - waayo waa qaali, 11-jirta lagu magacaabo Sarah Simpson, waxay go'aansatay inay isku daydo...

Most Read