crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 62

Wararka

Abdulqawi Ahmed Yusuf – Somali guuleystay!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxa uu ku dhashay kuna barbaaray soomaaliya, waxa ay xudduntiisu ku duugantahay Magaalada Eyl ee Gobolka Nugaal, sanadii 1948 ayuu ifka yimid, tacliintiisa ilaa heer jaamacadeed waa dalka hooyo oo waxa uu ka baxay jaamacadda umadda, inkastoo heerka labaad iyo kan saddexaadba uu ku qaatay dalalka banaanka. Waxa uu kamid ahaa tobbankii macallin ee ugu horreysay jaamacadda ...

Read More »

Milatariga Shiinaha oo Mashruuca Dhir-beerista Qaran ku biiray!

Muqdisho (Himilonetwork) – Shiinaha ayaa lagu soo warramayaa inay 60,000 oo militarigeeda kamid ah u qoondeysay inay ka qeyb noqdaan mashruuca dhir-beerista – dadaal lagu doonayo inay looga hortago wasaqeynta hawada – si kor loogu qaado baaxadda keymaheeda. Cutubyo kamid ah  People’s Liberation Army, oo ay wehlinayaan xoogaga ciidamada booliska ayaa loo daabulay dhinaca waqooyiga ee dalka Shiinaha si ay u ...

Read More »

Hooyo kaligeed ku guuleystay inay beerto in ka badan hal Milyan oo Geedo ah.

Muqdisho (Himilonetwork) – Yi Jiefeng, oo ah haweeney Shanghai ku nool ayaa ku guuleystay beerista malaayiin geedo yaryar dhulka Mangolia 14-kii sano ee lasoo dhaafay. Yoolkeedu waa dib u dhireynta Saxaraha Alashan – iyada oo sidoo kale ilaalinaysa xusuusta wiilkeedii geeriyooday 18 sano kahor. Sannadkii 2000, wiilka kaliya ee Yi, oo lagu magacaabo ang Ruizhe, wuxuu ku dhintay shil gaari oo ...

Read More »

Hindiya – Marka Ninku uusan helin Meherkii uu ku guursaday Xaaskiisa.

New Delhi (Himilonetwork) – Seyga 28-jirta Rita Sarkar wuxuu joogto uga caban jireen sida qoyskeeda aysan ugu dhammeystirin meherkii uu ku aroosay, hayeeshe waligeed masuuraysan inay ka gaari karto heer uu kelyaheeda mid kamid ah – si xatooyo ah – kala bixi karo. Wayse qaldaneyd. Haweeneydan ayaa dhawaan sheegtay in muddo badan ay ahayd dhibane qoys oo seygeeda iyo ehelkiisaba ...

Read More »

La kulan – Ninka Gurigiisa ku xanaaneeya Bisado gaaraya 300.

New York (Himilonetwork) – Haddii aad mar soo agmarto guriga Chris Arsenault, oo aad aragto 300 bisado ku nool, waxaad runtii u qaadaneysaa in 58-jirkan uu yahay mid ku waalan xanaanada bisadaha, hayeeshe taasi kaliya waa inaadan ogeyn taariikhdiisa. Xagaagii 2006, laba bil kadib markii Chris uu lumiyay wiilkiisa Eric, oo 24-jir ahaa, kaas oo shil gaari ku dhintay, wuxuu ...

Read More »

76-jir Maalin kasta Wiilkeeda Cuuryaanka ah Iskuulka ku geysa Gaarigiisa.

Muqdisho (Himilonetwork) – Marka ay timaado in canug cuuryaan ah uu heli karo tacliinta uu u qalmo inuu ku naaloodo, xittaa ayeeyadiisa 76-jirta ah wax walba way u qaban kartaa. Haweeneydan da’da ah waxay maalin walba sideed goor gaarigiisa ku riixdaa Jiang Haowen – guriga iyo iskuulka – afartii sano ee lasoo dhaafay. Qorshaheeduna waa inay sii caawiso in allaale ...

Read More »

Isma’il Raage – Tusaalaha nool ee Qarnigeenna!

Muqisho (Himilonetwork) – Muqdisho waxay rafaadeysaa muddo ka badan 20-sano oo dagaallo ah, in badan oo dhalinyaradeeda kamid ahna waxay ku dhasheen qax iyo qalalaaso. Carruurta naafada ah, si kastaba, waa kuwa wajahaya daranyada ugu halista badan, dayacaad iyo heliwaaga fursad siman oo baahida aas’aasiga ah. Hayeeshe Ismaaciil Raage, oo 22 jir ah, naafanimadiisu kama horjoogsan yoolkiisa ah gaarista halka ...

Read More »

Qaad – Balaayo iyo Ba’ aan loo wada baraarugin.

Muqdisho (Himilonetwork) – Qaadku waa aafo ay la nool yihiin dad badan oo Soomali ah oo saameyn xooggan ku leh qoysas badan, waxaa ku kala tagay qoys iyo qaraabo, waxaa ku kala irdhoobay labo isla dhalatay iyo labo is-dhashay, waxuu ka saameeyay Soomaalida dhan walba – bulsho iyo dhan caafimaadba. Qaadka meeshii ugu horreysay ee laga beero waxaa la sheegaa ...

Read More »

Maktabaddii lagu dhisay Buugaagta lagu soo daro Qashinka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maktabad nuuceeda tii ugu horreysay ayaa laga furay degmada Çankaya ee magaalada Ankara halkaas oo awal ahayd kob lagu qubo qashinka. Shaqaalaha nadaafadda dowladda hoose oo muddo bil ah ku bixiyay ururinta buugaagta lagu tuuro goobaha qashinka iyo jidadka ayaa naftiisa iyo tan reeraha shaqaalaha nadaafadda u dhisay si ay aqoon uga kororsadaan aqriskooda. Sidii warka sheekadiisu ay ...

Read More »

Dhulkeenna Maanta iyo Dhir-beerista.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dhulku waa saxan laga cuno wixii lagu beerto oogadiisa. Marka aysan wax cunno ah kuugu jirin saxanka, muhiim kuuma ahan inuu ku agyaalo. Hayeeshe marka raashiin aad ka cuneyso waad dhadhansaneysaa: jeclaaneysaa inuu hadiyo jeer kuugu jiro. Noolaha guudka arlada saaran oo dhan waxaa saxan u ah dhulka oo ay ku nool yihiin kheyraadkiisa. Waana wareegtada hadiyo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!