WEST BENGAL (HN) — Xaalad quus ku dhow ayuu ku sigtay maadaama beertiisa ay si joogto ah ugu soo dhacaan raxan daanyeero ah. Laakiin hadda wuxuu helay qorshe uu xalkeedu shaqeyn karo. Wuxuu eygiisa u mariimay midabka uu leeyahay Shabeelka si daanyeeradu uga didaan marka ay maagaan inay usoo dhacaan beertiisa. Srikant Gowda wuxuu dhawaan qabsaday warbaahinta gudaha dalkiisa kaddib ...
Read More »Wararka
La kulan – Deeqsiga Dahsoon ee Deymaha ka bixiya Danyarta.
MUQDISHO (HN) — Dadka danyarta ah ee ku nool Istanbul waxaa la yaab ku noqotay deeqsiga dahsoon ee deymaha iyo qaamaha lagu leeyahay dadka ayaanka liita ka bixiya – isaga oo aan la kulmin. Caan wuxuu ku yahay inuu warqadda qaan-sheegadka oo lacagteeda la bixiyay ag dhigo qofkii deynta lagu lahaa gurigiisa ama uu farriin ahaan ugu soo dhiibo. Toddobaadkii ...
Read More »La kulan: 10 jirka keligiis ku nool gurigii ay kaga dhinteen Waalidkiisa!
MUQDISHO (HN) — Sheekada xanuunka leh oo qabsatay wiil ay ehelkiisa oo dhammi geeiyoodeen – kaas oo diiday in la korsado – ayaa ku baahday baraha bulshada. Wiilku waa 10 jir u dhashay dalka Fiitnam. Waxaa caadyaal iska ah in da’diisa aysan in badan ka welwelin wax aan ka aheyn wax-barashada, Dang Van Khuyen wuxuu ku jiraa halgan maalinle ah ...
Read More »Marka riyadu kuu suura-geliso dhisidda Aqal ka sameysan Konteenar.
MUQDISHO (HN) — Isa-saarashada 11 konteenar si aad uga dhisato guri dabaq ah ma ahan aalaaba fikrad u dhawaaqaysa si macquul ah. Laakiin Will Breax waxay u tahay riyo uu ugu danbeyntii run u beddelay. Marka aad sheedda ka jeedaaliso muuqaalka isa-saarka konteenaradan, waxaad u qaadaneysa mid halis leh inay kusoo dunto qofka ag maraya – iskaba daa in lagu ...
Read More »La kulan: 9 jirkii ugu horreeyey ee Shahaado Jaamacadeed qaadanaya!
MUQDISHO (HN) — Marka uu ku dhex jiro ilmaha qeyrkiisa ah, Laurent Simon waa 9 jir iska caadi ah. Wuxuu sida carruurta kale ciyaartaa fiidiyow game-ka, laakiin marka ay timaadowax-barashada wuxuu kuwa ka da’ weyn ku ridaa xishood – fahamkiisa xeesha dheer awgiis. Hadda wuxuu ka qalin-jebinayaa Jaamacadda isaga oo 10 jir gaarin. Bisha December ee soo aadan ayuu wiilkan ...
Read More »Maktabaduhu kaalin ceynkee ah ayay ka qaataan Kobaca iyo Aqoonta Qofka?
MUQDISHO (HN) — Aqris waxaa lagu qeexaa howl maskaxda qofka ay qabato oo ay u fasirto erayada ama calaamadaha oo aqriyuhu indhihiisa ku arkayo, isaga oo isku xiraya khibradiisa iyo waxa uu arkayo kadibna u abuurta macno. Aqoontu waa midda muujisa qofka iyo heerkiisa nolosha waana cabirka iyo qiyaasta qofka, dadka qaar ayaa ku miisaama qofka hadalkiisa – iyaga oo ...
Read More »Sababta Salax Banooni ay labadiisa goolal uga hor baxayaan Geedaha!
MUQDISHO (HN) — Salax cusub oo laga dhisay caasimadda Colombia ee Bogota ayaa soo jiitay indhaha dad badan maadaama labadiisa gool ee shabaqa ay kasoo horreeyaan labo geed. Marka loo eego warbaahinta Colombia, tani waxay timid markii dood gaartay heer maxkamad lagu go’aamiyay inaan la jarin, balse taas beddelkeeda lagu dhiso salaxa. Dhowr isku day oo looga gollahaa in geedahan ...
Read More »La kulan – Dhaqtarka laba dal isku mara si uu Danyarta u dabiibo.
LAGOS (HN) — Dhaqaatiirta fuliya qalliimada aalaaba waa kuwa ku xeel-dheer shaqadooda. Laakiin ma ahan kuwo laba dal iyo ka badan qalliimada ka fuliya. Dr. Olawale Suleiman, oo 49 jir ah, waa dhaqtar fuliya qalliimada siiba kuwa lafaha iyo laf dhabarta ee neerfaha la xiriira kaas oo ka howlgala gobalka New Orleans, dalka Maraykanka. Wuxuu ku nool yahay Louisiana. Wuxuuna ...
Read More »Madax – si ay Shaqaalahooda ugu mahad-celiyaan – Lugaha u dhaqa!
BEIJING (HN) — Laba mas’uul oo madax ka ah shirkad iibisa walxaha dumarku isku qurxiyaan ayaa sameynaya ficil soo jiidasha leh – kaddib markii la arkay iyaga oo shaqaalaha shirkadahooda – inta biyo nadiif ah lugaha u geliyay – u meyraya; si ay ugu muujiyaan mahad celin iyo qaddarin. Sida caadada ah madaxda shirkadaha Shiinaha waxay caan ku yihiin qalafsanaan ...
Read More »La kulan – Ninka Daryeela in ka badan 750 Eeyo ah.
MUQDISHO (HN) — Markii Sasha Pesic uu sannadkii 2008 samata-bixiyay ey, maanu fileyn inuu sidoo kale samata-bixin doono 1200 – halkaas oo 750 kamid ah ay hadda ku jiraan daryeelkiisa. Warkiisu wuxuu dunida ku baahay sannadkii 2015-ka markii la arkay isaga oo ey biyo ku dhacay kasoo badbaadinaya taas oo soo jiidatay indhaha 63 milyan oo qof oo facebook kala ...
Read More »