crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 40

Wararka

Haddii Kuwa aan wax-dhalin Wax-dhali lahaayeen!

MUQDISHO (HN) — Dhalmo la’aantu waa waaya’aragnimo qof ahaaneed iyo nolol walwal badan. Hal wareega aadunuhu nolosha ka sameeyo waxaa udub-dhaxaad u ah dhalmada. In qofku uusan wax dhalin waxay hadiyo jeer walbahaar ku reebi jirtay dadka intiisa aan loo qorin inay wax dhalaan. Si gaar ah Soomaalidu, dhalmo la’aantu waa waxyaalaha ugu waaweyn oo ay ka duceysan jireen. Taxanaha ...

Read More »

La kulan – Ninka 30 sanno la foorarsanaa Xanuun laf-dhabarta kaga dhacay!

BEIJING (HN) — 46 jir ku dhawaad soddonkii sanno ee lasoo dhaafay aan qumaati isu taagin kaddib markii uu haleelay cudur xaalad dhif ah ku dhasha oo la yiraahdo ankylosing spondylitis (AS). Nasiib-wanaag hadda wuxuu awoodi karaa inuu sare joogsado maadaama uu maray qalliin lagu guuleystay. Li Hua waxaa ku dhacay ankylosing spondylitis (AS) markii uu jiray 18 sanno; taniyo ...

Read More »

Qisada Gabadhii – iyada oo kabo la’aan ah – saddex Billad ku guuleysatay!

MANILA (HN) — Rhea Ballos,  oo ah 11 jir dhigata Salvacion School ayaa soo jiidatay indhaha caalamka kaddib markii ay saddex billadood oo tartanka oroddada ah ku guuleysatay – iyada oo ku ordayda kabo la’aan. Da’yartan ayaa maareysay inay kabo la’aan ku oroddo 400 mitir; 800 mitir; iyo 1500 mitir oo ay kaga dheereysay gabdhihii kula jiray tartanka – iyada ...

Read More »

Just Room Enough – Jaziiradda ugu yar Adduunka.

MUQDISHO (HN) — Dhul la-mood yar oo la yiraahdo Just Room Enough Island waxa hadda loo tix-geliyaa midda ugu yar jaziiradaha adduunka oo dhan. Waxay ka kooban tahay aqal yar iyo dhowr geed oo waaweyn iyo sidoo kale fadhi ardaaga guriga horyaala. Waxay dhacdaa soohdinta ay wadaagaan dalalka Maraykanka iyo Kanada. Waxayna ku fadhisaa wareeg dhan 330 mitir taas oo ...

Read More »

Shiinaha – Maqaayadaha qaar oo cunnooyinka ku iidaama maandooriyaha opium-ka.

BEJING (HN) — Dagaalkii uu Shiinuhu kaga adkaaday la-dagaalanka maandooriyaha qarnigii 19aad, ee la magac baxay Opium War wuxuu ahaa guul taariikhi ah. In badan cabsi kama qabo Shiinuhu inuu dagaal u galo mar labaad si uu kaga taqaluso ciribtirkiisa. Waayo majiro dal usoo dhoofiya ama ku sandulleeya qaadashada opium-ka. Laakiin hadda waxaa jira walaac gudaha ah siiba maqaayadaha oo ...

Read More »

La kulan – 11 jirka ugu Xoogga Badan Dalka Ruushka.

MOSCOW (HN) — Sida lagu yaqaan carruur badan oo 10 jir ah waa inay aadaan dugsiyada; ciyaaraan kubadaha ama ku maaweeloodaan games-ka; laakiin Timofey Klevakin, oo 11 jir ah wuxuu ku mashquulsan yahay dhisidda iyo xoojinta murqihiisa. Wuxuuna xaadir ku yahay goobaha jirka lagu dhiso. Taniyo markii uu shan jirsaday Klevakin wuxuu aad ugu go’ay wax himlinta ‘qaadidda biraha’, waxaana ...

Read More »

Sheekada Aabihii Cunugiisa ku amray inuu tuugsado!

BEIJING (HN) — Aabbe Shiinees ah ayaa fal ka careysiiyay dad badan wuxuu kula kacay wiilkiisa kaddib markii uu ku amray inuu boosteejada ka tuugsado maadama uu leyliga dugsiga looga soo dhiibay uusan ka shaqeynin. Talaadadii tagtay, booliska Shanghai ayaa loogu yeeray wiil yar oo dhabarka ku sita boorsada iskuulka oo ka tuugsanaya boosteejada gaadiidka. Markii ay yimaadeen goobta, booliska ...

Read More »

Japan – Marka Ilmuhu aanay daqiiqad moogaan karin hooyadood!

TOKYO (HN) — Lammaane Japanese ah ayaa la yimid hab cajiib ah oo ay ku maaweelin karaan cunugooda sanad jirka ah kaas oo marwalba oo hooyadu ay banaanka aado bilaaba oohin aan kala go’ laheyn. Waxaana ay sameeyeen boor lagu sawiray hooyada kaas oo lagu sababo cunuga marka ay maamadu bannaanka u baxdo. Fuki Sato ayaa dhawaan qabsatay baraha bulshada ...

Read More »

Maxaa gabar ku kalifay inay liqdo tubo balaastik ah?!

BEIJING (HN) — Xiao Lu, oo ah 21 jir ku nool Guangzhou, ayaa bilowgii bishan waxay u aaday isbitaalka si ay dhaqaatiirta ugu sheegto inay liqday tubada jilicsan ee cabitaannada lagu dhuuqo. Tubada ayaa u dhaadhacday gudaha hoose ee caloosha, sidaas darteed dhaqaatiirta ayaa amray in laga qaado raajo si loo arko. Dhererka tubada ayaa dhan 30cm, halka balaceedu gaarayo ...

Read More »

Nin – si uu hooyadiis ugu helo shatiga baabuurta – dharka dumarka u xirtay!

MUQDISHO (HN) — Nin 43 jir ah ayaa dhawaan lagu helay isaga oo xiran maryaha haweenka goor lagu guda jiray tijaabada kaxeynta gaariga – dadaal uu rabay inuu hooyadiis kaga caawiyo si ay u hesho shatiga wadista baabuurta. Markii Heitor Schiave oo 60 jir ah ay ku dhacday saddex jeer tijaabada loo maro kaxeynta gaariga, wiilkeeda oo ah makaanik farsameeya ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!