crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 3

Wararka

Aabbe gabadhiisa ‘madaxa ugu xiray kaamiro’ si uu xaaladdeeda ula socdo marwalba!

MUQDISHO (HN) — Aabbe Pakistani ah oo sida la sheegay u baqaya bedqabka inantiisa ayaa madaxa gabadhiisa ku xiray kaamiro si uu dhaqdhaqaaqeeda ula socdo. Ma jirto wax aabbe walba oo fiican uusan u sameyn karin ilmihiisa. Aabbahan Pakistaniga ahina waa tusaale dhawaangal ah. Wuxuu madaxa inantiisa ku xiray kaamiro uu sheegay inuu uga dan leeyahay inuu ku ogaado dhaqdhaqaaqeeda ...

Read More »

Nigeria oo albaabada iskugu dhifanaysa goobaha qamaarka kaddib culeysyo dhaqaale.

MUQDISHO (HN) — Caasimadda Kanu ee waqooyiga Nigeria, booliska Islaamiga ah ee loo yaqaan Xisbada ayaa qaaday howlgallo lagu burburinayay – albaabadana la iskugu dhifanayay – goobaha u furan in lagu qamaartamo – iyaga oo lagu eedeeyey inay suuqa madow ku shaqeystaan isla markaana ay ku jiraan falal ka dhan ah Shareecada Islaamka. Tani ayaa daba socta khalkahl ku dhacay ...

Read More »

Ninkii keligiis beeray 41,000 geedo ah!

MUQDISHO (HN) – Helio da Silva, oo ah ganacsade howlgab ah oo u dhashay dalka Brazil ayaa keligiis ku guuleystay inuu geedo dhan 41,000 ku beero magaaladiisa Sao Paolo. Wuxuuna soo waday beeritaankooda muddo 20 sannadood ah. Hadda qof walba oo diyaarad ku maraya magaaladiisa wuu arki karaa geedaha tirada badan oo uu keligiis ku beeray masaafo gaaraysa 3.2-kilometer oo ...

Read More »

Boqorka Doorashooyinka – nin weligii aan hal mar doorasho ku guuleysan!

MUQDISHO (HN) — K. Padmarajan waxaa loogu yeeraa Boqorka Doorashada iyo Guul-darreystaha ugu weyn taariikhda casriga ah ee tartamada doorashooyinka. Ku dhawaad  238 jeer oo uu ka qeybgalayay doorashooyin, mar kaliya ma guuleysan! Sheekada K. Padmarajan waa mid fiiro gaar ah u baahan. 65 jirkan dayac-tirka gaadiidka ku xeeldheer kana soo jeeda Gobalka Tamil Nadu ee dalka Hindiya, wuxuu 30-kii sannadood ...

Read More »

Qoyskii Tanaadnimada ka doorbiday inay Tuugsadaan!

MUQDISHO (HN) — Lammaane maalqabeen ah oo u dhashay Hindiya ayaa ku dhawaaqay in adduun wixii ay ka qabeen oo dhan lacag gaaraysa  Rs 200 crore ugu deeqayaan hey’adaha samaflka iyo daryeelka – iyaga oo markaas kadib noqonaya kuwo ka saahida dhaldhalaalka adduunyada kuna tiirsanaanaya yabooha iyo kaalmada dadka kale si ay usii noolaadaan! Bhavesh Bhandari iyo afadiisa waxay hanti xooggan ...

Read More »

81 jirka Dharka xayaysiisa

MUQDISHO (HN) — Wang Deshun waa 88 jir jilaa iyo xayaysiiye dhar oo caannimadu kusoo degtay sannadkii 2015 xilli uu ka qeybgalayay bandhig xayaysiis oo feeraha la qaawinayo! Wuxuu weli heystaa hadalheynta iyo indhaha dadweynaha Shiinaha. Wuxuu helaa qandaraasyada xayaysiiska nuuc kasta oo la rabo in ii dheh loo sameeyo. Dadkuna aad bay u jecel yihiin bandhig xayaysiineedkiisa dharka. Wuxuu ...

Read More »

Orodyahan tartanka orodada looga mamnuucayo cabidda sigaarka!

MUQDISHO (HN) — Orodyahan da’da culus ah oo ka qeybgalka tartamada caan ku ahaa ayaa sabab la xiriirta anshax-darro bulsho awgeed looga reebay inuu kasii mid nqodo tartamayaasha muddo labo sannadood ah. Ganaaxa ayaa ku saabsan balwadda uu sida aadka ah u qabatimay orodyahankan oo ah nuugidda ama cabidda sigaarka. Chen Mouxian, oo dadku u yaqaanaan ‘Uncle Chen’, wuxuu fogaan-aragyada kasoo ...

Read More »

Nin iska dhigay Gabar – si uu imtixaanka ugu galo – oo la qabtay!

MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay Hindiya ayaa la qabtay isaga oo imtixaan u galaya booska saaxiibtiis oo dhigata Jaamacadda ku taalla Punjab – isaga oo marsaday make up, guduudiso iyo maryaha dumarku qaataan. Saraakiisha Jaamacadda Baba Farid University ayaa gacanta ku dhigay wiil da’yar oo sita dukumentiyo been ah kaas oo rabay inuu imtixaanka u galo gabar la rumeysan yahay inay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!