MUQDISHO (HN) — Xeebta Liido waa mid aad u ballaaran. Waxay dhabarka ku heysaa dekaddii hore ee Duqda. Waxaana hareeraha kaga yaalla xarumo kala duwan oo laga helo cunnooyin fudud iyo fadhi. Dad badan oo dalka iyo dibaddiisa ku nool ayaa jecleysta inay yimaadaan halkan. Xasan Goodax oo galabta ku shaahaya xeeliga badda ayaana kamid ah. “Maanta way iiga duwan ...
Read More »Wararka
Nolosha Lammaanayaasha Aragga la’.
MUQDISHO (HN) — Ma rumeysanaysid sheekada lamaanahan. Waa indhoolayaal aan is arki Karin balse iska jeclaaday is-aragga labadooda qalbi. Been ma ahan jaceylku indho malahan. Marba haddii labadan mucaashaq ay awoodeen inay abuuraan jaceyl aan ku bilaabin aragti balse ka beermay gunta laabaha. Farxaddaa u sahay ah. Way wada socdaan; iyaga oo qoslaya. Kuma lumiyaan daqiiqadaha ay wada joogaan ka ...
Read More »Gudaha Suuqa Hubka Carruurta.
MUQDISHO (HN) — Waa wiil yar oo cabbeysanaya biskoolad uu doonayo inuu ku dagaal-galo. Halkanina waa gudaha mid kamid ah suuqyada caasimadda ee lagu iibiyo hubka macmalka ah oo ay carruurtu ku diriraan. Dhowr nuuc oo isugu jira qoryaha culus iyo kuwa darandooriga u dhaca ayaa safan miisaska. Laakiin waxyeellada qura oo ay hubkani geysan karaan waa baqa-carar mala-awaal ah ...
Read More »Ciidsiinta Carruurta Naafada iyo Danyarta
MUQDISHO (HN) — Saacado tirsamaya ayaa ka dhiman dhalashada Ciidul-fitriga. Carruurta aad ujeedaanna waxay ku jiraan diyaargarowgii kama dambeysta ahaa oo ay kaga qeyb noqonayaan farxadda iyo damaashaadka maalinta weyn. Mahad waxay uga celinayaan kaalmada samafalayaal iyo aqoonyahanno isku tagay kuwaas oo sannadkii labaad suuragalinaya inay ciidsiiyaan ilmaha ay dhaleen qoysaska naafada ah ee qaarkood ku nool xerooyinka barakacayaasha. Mohamed ...
Read More »Da’yar Aragga la’ oo Afurinaya Barakacayaasha.
MUQDISHO (HN) — Ma ahan shaqaale maqaayadeed. Mana joogaan goob xaflad ah. Waa da’yar samafalayaal ah oo sannadkii 4aad oo xiriir ah u midoobaya inay gargaar la gaaraan dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamaka magaalada si ay ugu afuraan. Dalmar Caddow Maalin oo aan heysan nimcadda araggana wuxuu ka qeyb ka ahaa ol’olaha afuri walaalkaaga taniyo markuu soo bilowday. ...
Read More »Gabadha Kaliya ee Kawaanka Malaayga ka shaqeysa.
MUQDISHO (HN) — Rumeyso ama diid. Kawaanlenimadu waa shaqo aalaaba lala xiriiriyo ragga. Balse qofka aad ujeedaan ma ahan nin. Waa gabar. Magaceeduna waa Layla Ibrahim Cusmaan. Ma ahan sannad iyo laba sannadood inta ay halkan ka shaqeyso. Waa in ka badan 10 sanno. Marka ugu horreysa oo aad aragto, way adag tahay inaad rumeysato inay tahay qof dumar ah. ...
Read More »Soonku waa Samafal iyo Sahayda oo la badsado!
MUQDISHO (HN) — Bisha Ramadaan waa bil bilaha kale oo dhan uga duwan is-beddelka ay la timaado taas oo ay ugu weyn tahay ka soomidda cunnada iyo cabitaanka iyo aqriska Qur’anka iyo badinta acmaasha wanaagsan oo dhan. Dad badan waxay doorbidaan inay in yar ka shaqeeyaan; in bandanna ka nastaan si ay uga gaashaantaan oonka iyo harraadka maalinkii oo dhan. ...
Read More »Ramadaanka iyo Isboortiga.
MUQDISHO (HN) — Laga yaabee inuusan u dhigmin baaxadda labada garoon ee ugu waaweyn caasimadda Muqdisho. Hayeeshe salaxani wali waa midka ugu weyn salaxyada magaalada oo galab walba inta lagu guda-jiro bisha Soonqaad ay ku dheelaan kooxo kala heerar ah oo ku tartamaya koobka Ramadaanka. Galabta wuxuu kulankani dhex marayaa labo koox oo kala ah FC Khaliifa iyo Gool. Waana ...
Read More »La kulan – Da’yarta Uursamida ku calool-fiyow.
MUQDISHO (HN) — Markii ugu horreysay waxaan la fariisanay da’yar ku jirta wax-barashada jamacadda kuwaas oo hadda kahor aan codbaahiyaha kasii deynin farriin UURSAMO ah. Mohamed Cusmaan iyo Abdullahi Xasan Xaashi weligood kuma qaadan muddo dheer inay adeegsadaan awoodda wax cafinta – waxayna hadiyo jeer u ahayd astaan ay kaga hortagaan is-naceybka iyo kala tagga. “Wallaahi maba aqaan sabab aan ...
Read More »Ciriiriga Caasimadda iyo Xilliga Afurka.
MUQDISHO (HN) — Shanta galabnimo iyo waddooyinka caasimadda. Kanina waa isgoys kamid ah isgoysyada caasimadda oo dhinacyadiisa ay iskaga yimaadaan baabuur yaryar iyo waaweyn isugu jira oo hal ujeeddo ka leh safarkooda hadda. Waana inay goor hore guryahooda tagaan si uusan qalqiil iyo dib u dhac uga gelin afurka inta ay ku jiraan safarka. Muuqaalkani waa ammin jidadka magaalada ay ...
Read More »