MUQDISHO (HN) –– Hooyo beernugeylku ka batay oo ku nool Shiinaha ayaa adduun lacag oo ka badan hal milyan oo yuan una dhiganta ($154,000) ku bixisay dhismaha laba buundo oo kor mara laamiga kusoo jeeda iskuulka uu dhigto wiilkeeda – si ay u hubsato in inankeeda iyo ilmaha la socdaba ay si nabdooni leh uga soo gudbaan laamiga. Hooyadan oo ...
Read More »Wararka
Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray! +Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo dadka araga la’ ka caawinaya inay ka hortagaan ama ka joogsadaan halisaha kusoo fool leh marka ay soconayaan. Afar tallaab kahor qofka soconaya ayuu helayaa digniinta waxa looga digayo. InnoMake oo ah shirkadda sameysay kabahan waxay dooneysaa ...
Read More »Siyaasi ku xanuunsaday biyaha webi wasaqoobay oo uu Shacabkiisa rabay inay ka cabaan!
MUQDISHO (HN) — Siyaasi ku nool oo – si uu bulshadiisa ugu muujiyo in webi deegaankiisa mara aanu fadaro ‘wasaq’ ahayn – kaas oo koob biyo kasoo darsaday kadibna cabay ayaa loola cararay isbitaalka maalmo un kaddib markii uu tallaabtaas ku kacay. Ilo wareed lagu kalsoonaan karo oo la xiriiray isbitaalka ayaa sheegay in siyaasiga uu kasoo cawday xanuunka dhanka ...
Read More »Sheekada Haweeneyda Mataanaha Dhasha oo Seygeedu ku nacay dhalmada Badan.
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Uganda ayaa boorsooyinkiisa ka urursaday guriga xaaskiisa u dhashay mataanihii shanaad oo xiriir ah. Halka dad badan ay wax walba u quurayaan inay ilmo dhalaan – mid kaliya un xattaa, iskaba daa labo e, in kale dhib kuma qabaan inay nacaan oo ay ka fogaadaan. Waana sheekada ninkan u dhashay dalka Uganda midda ...
Read More »Sababta Qoys ku kaliftay inay gurigooda Qashinqub ka dhigaan! + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Warbaahinta Koofur Kuuriya ayaa baahisay muuqaallo lammaane da’ ah oo ku nool guri qashinqub ah muddo sannaddo ah sabab la xiriirta diidmada inankooda 40-jirka ah oo ku gacanseyray dalabkooda ah inuu shaqeysto oo magaaladiisa u shaqa-tago. 75 jirka Choi oo ku nool Gwangju wuxuu tobankii sannadood ee lasoo dhaafay gurigiisa oo laba dabaq ah ka yeelay goob ...
Read More »Muxuu yahay Dhaqanka ‘Ciyaal-weeranimada ah’ ee ka jira Dalka Hindiya?! + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Sannad kasta boqollaal qof oo ku nool gobalka Uttarakhand ayaa ka qeybgala Bagwal oo ah cayaar waraf lagu dagaallamo taas oo aalaaba sababta dhaawacyo halista oo soo kala gaara kuwa diriraya. Bagwal micno ahaan waa tuuryayn ama shiidid – sida ciyaal weerada ay warafka ugu dagaalami jireen – waana dabaaldeg sannadlaha ah oo dhinacyada diriraya ay qasab tahay ...
Read More »Sida la iskugu ‘toobi jiray Geesaha Lo’da’ oo maanta weli dunida qaar looga dhaqmo + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Faa’iidooyinka laga helo toobinka ma ahan mid halkan lagu soo koobi karo. Kasokow in Suubanaha NNKH uu istoobay, haddana aad baa maanta runtii loogu baraarugay wax-ku-oolnimada toobinta. In kasta oo toobinta casriga ah ee maanta loo adeegsado dhalooyin ama quraarado, dhaqankani waxaa dib loogu celin karaa 1500 kahor dhalashadii Nebi Ciise markaas oo aysan jiri jirin dhalooyinka. ...
Read More »Jaceylkii dhex maray Sac iyo Haramcad + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Muuqaal aad u baahay oo ku saabsan sac iyo haramcad si ramasho leh isku weheshanaya meel kamid ah miyiga fog ee Hindiya ayaa lama filaan iyo la-yaab sunniyaha dheygag lala taago ku noqday dad badan kuwaas oo is weydiiyay sida uu kalgacal ku dhex mari karo labo aan isku dhigmin ama aan la isku qaadi karin. Meesiga ...
Read More »Xaafadda Qof walba uu Xarig ku dulsocon karo + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Xaafad yar oo dhacda koofurta Ruushka waxay magac ku heshay dhaqanka ah ku dul-socoshada xarigyada. Dadka Degestan yar iyo weyn intuba waxaa caado u ah inay ku kor socdaan xariga. Qof walba ugu yaraan wuu yaqaan sida la iskugu dheelli-tiro ku socoshada xariga dushiisa. Xaafadda Tsovkra cidna ma oga sida uu dhaqankani uga bilowday, laakiin qarni ku ...
Read More »La kulan – Eyga sida Dadka ‘labo lugood’ ku socda + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Taniyo markii uu shil gaari ku waayay mid kamid ah afartiisa lugood, Dexter oo ah ey lix jir ah wuxuu u socdaa sida bani-aadanka. Wuxuuna ugu dambeyntii bartay sida qumaati socodka ina aadan oo kale loogu socdo. Isaga oo aan sannad jirsan ayuu shilkan soo gaaray. Tim Pasek oo ah lihilihiisa ayaa durba ula cararay isbitaalka halkaas ...
Read More »