Muqdisho (Himilonetwork) – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah oo aan kuwa kale la mid ahayn. Magaceeda waxay ku heshay dhirta ubaxyada lafcirta ah ee sida roogga uga ...
Read More »Sahanka
Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan
Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan. Halka aysan caddayn sababta muuqata ee ka danbeysa cudurkan, waxaa hadana la ogaaday inay calaamado u tahay cudurro dhowr ah oo dhiigga ...
Read More »Xeebta Biyaha Kulul
New Zealand (Himilonews) – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ku xiga carrada xeebta oo ay kasoo burqadaan biyo kulul. Xeebtani waxay soo jiidataa indhaha dal-xiisayaal lagu qiyaaso 130,000 oo qof. ...
Read More »Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga
Muqdisho (Himilonews) – Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida la sheego Ball’s Pyramid waxay ka hartay folcaano qaraxday muddo laga joogo 7 milyan oo sano kahor waana buuraha ku sameysa qaraxa folkaanooyinka midda ugu dheer. Waxaa soo helay sanadkii 1788 ninka lagu magacaabo Lieutenant Henry Ball. Hayeeshe ...
Read More »Sahankii lagu ogaaday Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka
Caracas (Himilonews) – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada dusheeda – biya-dhacana wuxuu ku shubmaa webiga Kerep River. Dherersanaanta biya-dhaca Angel aalaba kama dhigna in biyuhu aysan soo gaarin ...
Read More »Sahan: Labiska macalinku wuxuu saameyn fiican ku leeyahay firfircoonida maskaxda ardayda
Texas (Himilonews) – Arday badan ayaa iska jecel inay iska hurdaan intii ay u dhaqsan lahaayeen fasallada, hayeeshe macalimad ayaa isku dayaysa inay reyreyn ku beerto si ay ugu soo hilloobaan iskuullada. Cindy Matthews, oo caawiye macalin ka ah dugsi hoose oo ku yaalla gobalka Texas ee Maraykanka ayaa maalin kasta usoo labisata qaab cusub oo qosol iyo farxad galiya ...
Read More »Sahan: Sababta ay haweenku u doorbidaan shaqooyinka gaarka ah
Muqdisho (Himilonews) – Qof walba waa uu jecelyahay in uu sameysto shaqo u gaar ah oo uu u madax banaan yahay, rag iyo dumarba, laakiin waa lagu kala badan yahay sida qubaro ay tilmaameen. Haweenka ayay qubaradu sheegeen in ay aad u xiiseeyaan kana fikiraan mar walba sidii shaqo ama mashruucyo u gaar ah oo ay kaga madax banaan yihiin ...
Read More »Sahan muujiyay dhibaatooyin dahsoon oo ka jira ku shaqeynta xafiisyada isku furan
Muqdisho (Himilonews) – Ku shaqaynta xafiisyo isku furan – oo afka qalaad lagu dhaho landscape office, inteenna badan malahan doorasho hayeeshe inay ku maaroobaan buuqa iyo doodaha ay wadaagayaan dadka la shaqeeya . Dadka qaar, tani waxay ku tahay xog aan loo baahneyn oo kaga soo duusha nolosha shaqsiyadeed ee asxaabta ay la shaqeeyaan ama macluumaadka shirkadda oo ogaal yari ku ...
Read More »Sahan lagu ogaaday da’da tareennada laga adeegsado UK
London (Himilonews) – Tareenada laga isticmaalo dalka Britain ayaa celcelis ahaan jira da’da 21 sano, baaritaan ay sameysay Press Association ayaa sidaas tiri. Waxay muujisay in da’da tareenada Britain laga isticmaalo ay ku jiraan da’dii ugu weyneyd 15 snadood gudahood. Caledenian Sleeper ayaa ah midka gu cimri dheer oo jira 41 sano. TransPennine Express trains oo ka howlgala waqooyiga England ...
Read More »Sedexda daqiiqo ee nolosha Aadanaha ugu halista badan maalinkii–Qalinkii C/laahi Jafan-jeef
Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Dad ku taqasusay arimaha caafimaadka bini aadimka ayaa dhawaan soo saaray warbixin dheer oo ay uga faaloonayaan mowduuc aad u muhiim ah, kaasoo ay ugu magac dareen ( Sedexda daqiiqo ee nolosha bini aadimka ugu halista badan) Qubaradaan ayaa sheegay in 24-ka saac ee maalin walbaa ay ka kooban tahay in ay jirto 3 daqiiqo oo ka ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed