crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Tacsi Tiiraanyo leh!! | HimiloNetwork

Tacsi Tiiraanyo leh!!

Muqdisho – Agaasimaha mareegta Himilonews.com iyo dhamaan shaqaalaha iyo howl-wadeennada mareegta, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ibraahim Cismaan Muudeey oo ku xalay ku geeriyooday laanta saddexaad ee degmada Wardhiigleey. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo; samir iyo iimaanna uu naga siiyo.
Tacsi taas lamid ah waxaa diraya dhamaan dadkii xigtada iyo deriska la ahaa gaar ahaan Dr. Madiina Dhuxulow Rooble iyo duqowda guud ahaan ku nool xaafaddii uu ku geeriyooday.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!!
Himilonews.com.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!