Warbixin ku saabsan Mandera, Kenya

images

 

images (1)

Halkani waa Mandera; magaaladii ugu danbeysay ee kamid noqota dhulkii lo oran jiray degmooyinkii seeraha waqooyi NFD; oo joogadeenna ah mid kamid ah saddexda gobol ee ugu waaweyn toddobada gobol ee Kenyada xorta ah.

Taariikhdu waxay ifisaa inay Mandera ahaan jirtay badigeed kob daagsimeed xoolaha lagu foofiyo. Hayeeshe ugu yaraan nus-qarni, gabankii waagaas oo ah gabowga maanta waxay ku tahay lama-rumeystaan in kobtuu hadda ku joogaa ay tahay kadinkii uu xoolaha ku furi jiray iyo kaxdii uu beri duunyada ku foofin jiray.

Tani waa warbixin ku saabsan is-badalkaas xowliga iyo xawaaraha ku dhashay iyo sababtii ay Mandera ku noqotay mid kamid ah magaalooyinka ugu ganacsiga toolmoon gobolka waqooyi bari Kenya?

Qalinkii; Zakariya Hassan “Hiraal.”

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!