crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 68

Dunida Muslimka

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Qeybtii 4aad: Nepal—dad-ka-ganacsigu waa marin aad halis ugu ah Nepal. Nuuca ugu tiiraanyada badan ee dad-ka-ganacsiga ka jira Nepal waxaa weeye daabulida gabdhaha. Ugu badnaan 10,000 oo gabdhood ayaa sanad kasta Nepal looga daabulaa dunida inteeda kale sababo la xiriira midabkooda gibilka jilcan. Xoogsatada lasoo sandulleeyay ayaa sidoo kale Hindiya uga yimaada Nepal. Uganda—dalka Ugaandha waa dal dhaca bariga Afrika. ...

Read More »

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Bakistaan—dalka Bakistaan, sida Hindiya, wuxuu qabaa dhibaatooyin badan oo uga yimaada dad-ka-ganacsiga. Dalka gudihiisa ayaa dadka looga ganacsadaa deedna lasoo suldaaraa. Dhibka ugu wayn ee dadka-ganacsiga waxaa weeye in dan-wadaag xoogsato ah mar kaliya xoog lagu jujuubto si loogu limo beeraha ama ay u xoojiyaan howlaha warshadaha iyo qodista macdannada. Tani waxay badi ka dhacdaa gobollada Sindh iyo Punjab. Dhillaysigu ...

Read More »

Islaamka oo shacbiyad badan ku yeeshay dhalinyarada Shiinaha: Sahan.

Muqdisho (Himilonews) – Ka billa-daysiga diinta labaad ee ugu kororka badan dunida, sahan dhawaan la helay ayaa muujiyay in Islaamku noqday diinta ugu badan ee ay qaataan dhalinyarada Shiinaha ee 30—jiradda ah taas oo ka sara-martay Buudiska iyo Katooligga gudaha dalka Asian-ka ah. “Islaamku wuxuu ku socdaa inuu helo tira badan oo da’yar ah,” Wei Dedong oo ah Bunni ku ...

Read More »

Jarmalka oo furaya Bangi Islaami ah.

Berlin, Germany— Jarmalka ayaa si rasmi ah uga furtay Bangigii ugu horreeyey ee Islaami ah oo ku shaqeeya shareecada magaalada Frankfurt—kaas oo Muslimiinta Jarmalka siin doona fursad fiican oo ay ku helaan maal-gashi xalaal ah. “Waynu ku faanaynaa inaan helno shati-gan,” Hamad Al-marzouq, hoggaanka gudiga guriga dhaqaalaha Kuwait ayaa u sheegay KUNA. “Dhaqan-galinta Bangi ku shaqeeya habka shareecada aad buu ...

Read More »

Kitaab-Qur’aankii ugu cimri dheeraa oo la helay!!

Istanbul, Turkey (HIMILONEWS) – Ku dhawaaqistii ay Jaamacadda Birmingham kusoo raad-heshay Kutub-Qur’aaneedka ugu da’da weyn dunida ayaa dhalisay doodo ay cilmi-baarayaasha Muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida ku qayaxaan inuu yahay midkii ugu cimriga dheeraa taariikhda la hayo. “Waxaynu u yeernay Jaamacadda waxaana ka codsanay dhigga “transcript” in inaga la inoo soo diro. Si kastaba, waxaa jira su’aalo ...

Read More »

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Qeybtii labaad; Brazil—si lamid ah Hindiya iyo China, waa dal koror dhaqaale kusii socda. Farqiga u dhaxeeya saboolka iyo tanaadkuna waa badweyn. Dadka-ganacsigu waa dhib kusii baahaya gudaha Brazil. Ujeedada ugu weyn ee ka-ganacsigan ayaa ah in la helo dhillooyiin dalxiisayaasha soo jiita. Sidoo kale, xoogsatada ayaa lagu sandulleeyaa inay qabtaan howl aan u dhigmin gunnadooda. Dowladda Brazil waxay isku ...

Read More »

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Qeybtii 1aad; Muqdisho (Himilonews) – Waxaynu nool nahay qarniga 21aad oo mid iyo qof kasta uu xor u yahay inuu sameeyo wuxuu ka helo; u dhaqmo suu doono; u noolaado suu doorbidayo. Waxaynu ka hadalnaa xurnimo hayeeshe dhab ahaan, dhamaan dadku ma wada ahan xor. Adoonsigii waa la xabisay; wuxuuna ka noqday xaq-daro aduunka oo dhan, hase ahaatee, dadku wali ...

Read More »

Shiinaha iyo Turkiga oo isku qabtay Qadiyad Islaami ah!!

Qeybtii labaad; Dadyowga Shiinaha ayaa lagu tiriyaa umadaha aragtida qaldan ka aaminay Islaamka iyo Muslimiinta tan iyo September 11, 2001, tiiyoo dacaayadda warbaahinta reer Galbeedkuna ay muuqaal qaldan ka gudbiso dunida Muslimka. Intii hadaba lagu guda-jiray banbixii Istanbul, dibadbaxyaasha ayaa gubay xarumo badan oo muwaadiniin Shiina ahi leeyihiin. Waxaa kale oo la arkayay indha-yar ku qeylinaysa “Ma nihin Shiinees, waxaynu ...

Read More »

Shiinaha iyo Turkiga oo isku qabtay Qadiyad Islaami ah!!

Qeybtii 1aad; Muqdisho (Himilonews) – Dibad-baxayaal caraysan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee caasimadda Istanbul ee Turkiga iyaga oo ka biya-diidsan cuna-qabadka ay dowladda Shiinaha kusoo rogtay gobolka bariga fog ka dhaca Shiinaha ee Ughiary ee tirada yar ee Muslimiinta Shiinaha kaga nool yihiin. War-qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu yiri; dowladda Turkiga waxay aad ...

Read More »

Sida loo noqdo VIP maalinta Qiyaamaha!!

Muqdisho – Ereyga VIP waa weer Ingiriisi ah taas oo ah “Very Important Person” oo la micno ah “Qof aad iyo aad Muhiim u ah.” Dunida maanta. heerka ugu sarreeya ee qofku nolosha inuu ka gaaro jecel yahay waa inuu meel sare wax walba ka joogaa. VIP-nimadu waa mudnaan dadku ay kala dheereystaan iyo madhaafaan aan dhanna looga bareeri karin. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!