crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 62

Dunida Muslimka

Masjidka Bisadaha ee magaalada Istanbul

Muqdisho (Himilonews) – Magaalada Istanbul caadiyan waxay caan ku tahay tirada mugga leh ee Bisadaha yaacsan jidadkeeda. Tani ayaa ku dhigantay hal-ku-dhig lagu oraah-qabsaday Istanbul in loogu yeero Catstantinople. Halka ay qurux badan in la daawado, hadana Bisaduhu mahelaan cunno qoondeysan iyo qoolado ay jiifsadaan.  Imam naxariisle ah ayaa go’aansaday inuu cunno bisil iyo rakooyin ay jiifsadaan kasiiyo Masjidkiisa qoysas ...

Read More »

Donald Trump oo loogu yeeray inuu Masjid ku yaal London soo booqdo

Muqdisho (Himilonews) – Hoggaanka xisbiga mucaaradka Britain ayaa ku casuumaya Donald Trump, kaas oo Maraykanka ku tilmaamay dhibane Muslimiin loona baahan yahay in Muslimiinta laga mamnuuco gudaha USA, inuu la booqdo masjid ku yaalla London. Faallada hoggaanka xisbiga shaqaalaha Jeremy Corbyn ayaa daba socta kal-fadhigii shalay ee barlamaanka ee lagu diiday inuu Trump soo gali karo UK.  “Waxaan go’aansaday inaan Trump ...

Read More »

Siduu Islaamku ugu faafay Shiinaha?!

Muqdisho (Himilonews) – Sannadkii 651 ayay ahayd markii ugu horreysay ee uu islaamku gaaro dalka Shiinaha, xilligaas oo uu Khaliif 3-aad ee islaamka Cusmaan Binu Cafaan uu ergay u diray caasimadii Shiinaha ee xilligaas oo lagu magacaabi jiray  Tashangai. Ergaygaas wuxuu la kulmay boqorkii Shiinaha, wuxuuna uga sheekeeyay xaaladda dowladda Islaamka iyo dhaqamada dadka muslimiinta ah. Halkan ayay taariikhyahannadu ku ...

Read More »

Gabadhii koobaad ee AQALKA CAD EE MARAYKANKA xil ka qabata

Muqdisho (Himilonews) – Dalia Mogahed, sanadka 2009 ayay noqotay gabadhii ugu horreysay ee Muslim xijaaban ah oo jago ka qabata gudaha aqalka cad ee Maraykanka. Dalia ayaa lagu soo magacaabay wareegtada madaxweyne Obama kol uu dajinayey xubno cusub oo kamid noqonayey aqalka cad. Waxaa loo magacaabay qeybta isku xirka xiriirka diimaha ee xafiiska aqalka cad kaas oo ay shaqadiisu tahay ...

Read More »

Masjidka Tottenham oo Dibjirrada u furaya Jiko ay wax ka cunaan

Muqdisho (Himilonews) – Xubno kamid ah jamaacada Masjidka ugu filka dheer Tottenham ayaa soo agaasimay jiko ay cuntada ka cunaan dadka qabowgu ku qabsado gidaaradda waddooyinka – dibjirta.  Dadka ku sugan Masjidka Ayesha Tottenham ayaa Axadii cunno bisil oo isugu jirta kuleyl iyo qabow iyo dharka culus ee laga qaato barafka u qeybiyey dadka dibjirada ah ee seexda waddooyinka magaalada. ...

Read More »

UK: Muslimiintu waa bulshada ugu deeqda badan gudaha Britain

Muqdisho (Himilonews) – Xaqiiqda ah in Britain uu tahay dalka ugu deeq-bixinta badan, sida ay sheegtaan, dalalka horumaray ee dunida, Muslimiinta UK iyaguna waa kuwa ugu sarreeya deeq-bixinta abaabulan ee gudaha Britain. Ra’iisul wasaare David Cameron ayaa ku oggolaaday dhab ahaanta sida Muslimiintu ay u deeq badan yihiin dhanbaalkiisii Ramadanka ee sanadkii 2014. “Halkan gudaha Britain, Muslimiintu waa deeq-bixiyaasha ugu ...

Read More »

Islaam-naceyb kusii kordhay UK dhexdeeda

Muqdisho (Himilonews) – “Dhab ahaan maheyno waxaan caddeyno, hayeeshe isla hadana dadku waxay naga fishaan inay nafteenna u caddeyno.” Tani waa dareen uu muujiyay mid kamid ah dadka da’yarta Muslimiinta ah ee ku nool UK kadib weeraradii Paris iyo Santiago. Bilihii ka danbyeeyey xasuuqii ISIS ka geysatay Paris, Islaamu naceybka ka dhanka ah Muslimiinta wuxuu kor u kacay 300%. Hadda, ...

Read More »

Sahan soo raagay: Yaa ku badan Muslimiinta iyo Yuhuudda gudaha USA?

Muqdisho (Himilonews) – Tirada Muslimiinta ku nool USA oo kol horaba ka sara-marsaneyd diinta Yuhuudda ayaa sahan soo baxay bishan waxaa lagu yiri: Islaamku wuxuu noqon doonaa diinta labaad ee ugu badan Maraykanka kahor 2040-ka iyada oo ka sarreyn doonta diinta Yuhuudda. In Islaamku noqon doono diinta labaad ee ugu badan Maraykanka, waa caad-yaal ifafaalaheedu muuqdo. Balse waxa la yaabka ...

Read More »

Dalai Lama: Nabi Mohamed waa Tusaalaha Nabadda iyo Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) – Hoggaamiye diimeed Tibetan Dalai Lama kaas oo sidoo kale heysta tilmaanta nabadeed ee Nobel Laureate, ayaa ku sheegay Qur’anka mid xagga Eebe ka yimid–hanuunna u ah Aadanaha oo dhan. Marka loo eego Muslimiinta Karnataka, hoggaamiyahan ayaa hadalkan ka sheegay kulan isu-imaatinka Buudiska oo ka dhacay Mysore. Wuxuu sidoo kale xusay kaalintii uu Suubaha NNKH ku lahaa dunida. ...

Read More »

Sahan: Mustaqbalka Islaamka ayaa iska leh

Muqdisho (Himilonews) – Dhamaadka qarniga 21aad, Muslimiinta ayaa ka tira badnaan doona Kirishtaanka markii ugu horreysay taariikhda, marka loo eego warbixin ay soo saartay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew. “Si kale oo loo maleeyaba, Kirishtaanka ayaa wax kudhow toddobo qarni ka tira badnaa Islaamka. Ugu danbeynse, Islaamka ayaa ku yimid booska koobaad,” ayuu yiri Alan Cooperman, oo ah agaasimaha waaxda cilmi-baarista ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!