Muqdisho (Himilonetwork) – Daraasin haween Muslimiin Rohingya ah waxaa kufsaday ciidamada militariga Burma xilli tira-yartani wajahaan wax ay QM ku tilmaantay Buugga Isir-sifeynta oo kaga imaanaya dalka Buudiska u badan ee Myanmar. Niranta Kumar, oo katirsan IOM ayaa sheegtay inay kiisaska kufsiga ay hadba isasoo tarayaan, dhibaataduna aysan u muuqan mid dhammaad yeelanaysa. Waxaana jira haween dhowr jeer la kufsaday ...
Read More »Dunida Muslimka
Induniisiya – Haween 100 karbaash lagu dhiftay markii ay Shareecada ku xad-gudubtay.
Jakarta (Himilonetwork) – Haweeney ayaa dadweynaha hortooda lagu karbaashay 100 jeer markii ay aad ugu dhawaatay nin aan qabin oo anjabi ka ah. Haweeneydan lagu magacaabo Mazidah oo ku nool Lhokseumawe waa 30-jir. Waxaana lagu eedeeyey inay ku xad-gudubtay Shareecada Islaamka oo diidaysa in qof anjabi ah aad loogu dhawaado – sifo aan bannaanayn. Maalintii Jimcaha ayaa meel fagaare loogu oogay xadka ...
Read More »Mashruuc ila cun aniga oo dadka aan Muslimiinta ahayn lagu fahamsiinayo diinta Islaamka.
Seattle (Himilonetwork) – Laba haween oo degan magaalada Seattle ayaa bilaabay mashruuc ila cun aniga kaas oo ay ku doonayaan inay ku beddelaan aragtida dadka aan Muslimiinta ahayn ka heystaan diinta Islaamka iyo umadda raacsan. “Waxaan garowsannay inaan dadka isku barno la kulankeenna,” Fathiya Absie oo mashruucan la bilowday sanad kahor Ilays Aden ayaa u sheegtay warbaahinta. “Dhismaha kaabado. Dhismaha saaxiibo.” Falkan ...
Read More »Jawaabtii Aung San Suu ee Xasuuqa Muslimiinta Rohingya oo dunida laga canbaareeyey
New York (Himilonetwork) – Kadib toddobaadyo xiriir ah oo ay ka baaqsatay inay ka hadasho xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma, Aung San Suu Kyi waxay jeedisay khudbaddii ugu horreeyey oo la isku maandhaafay – taas oo ay canbaareeyeen madaxda caalamka, “Waxaan marar badan u sheegnay madaxda Burma inay dib ula noqdaan muwaadiniintooda ay xasuuqa kaga soo qixiyeen dhulkooda,” RW dalka Bangladesh, ...
Read More »Facebook oo lagu eedeeyey in xasuuqa Muslimiinta Rohingya ku diidan tahay in lagu muujiyo barteeda.
Muqdisho (Himilonetwork) – Geyfanayaasha iyo kooxaha xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeeyey facebook inay post-yadooda muujinaya xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya ka xayirtay, sidaas waxaa lagu yiri warbixin ay qortay The Daily Beast. “Waxaan ahay qof inta badan wax ka qora arrimaha ku saabsan dhibaatada heysata Muslimiinta Burma,” Rahem nin kusoo gaabiyay magaciisa – sababo amni awgeed – ayaa u sheegay The ...
Read More »Aadaankii ugu horreeyey oo laga maqlay Qasriga Alhambra ee dalka Spain.
Madrid (Himilonetwork) – Muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Aadaankii ugu horreeyey ee laga maqlo qasriga Alhambra Palace ayaa ku baahay baraha bulshada. Dhawaqan wuxuu yeeray 500 sano kadib markii Muslimiintu isaga baxeen dhulkii ay lahaayeen ee al-Andulus oo maanta loo yaqaan Spain. Aadaanka waxaa ku luuqeeyey Mouaz Al-Nass oo ah fannaan iyo madadaaliye bilowgii bishan. Waxaana daawaday in ka badan hal milyan ...
Read More »Culimada Muslimiinta Shiinaha oo loo xirayo diinta ay faafinayaan awgeed.
Beijing (Himilonetwork) – Cadaadiskii ugu danbeeyey ee ka dhanka ah Muslimiinta tirada yar, dowladda Shiinaha waxay xirtay xubno kamid ah Muslimiinta Hui ee tira-yarta ah iyada oo ku eedeysay inay diinta Islaamka dadka barayeen. Huang Shike waxaa la xiray sanadkii 2016 markii uu aa’aasay group online qadka ah kaas oo dadka ay ku bartaan Qur’anka iyo axaadiista Suubanaha NNKH. Wuxuu ...
Read More »Singapore oo dooratay Muslimaddii ugu horreysay oo Muxajabad ah.
Singapore (Himilonetwork) – Afhayeenkii hore ee barlamaanka Singapore, Halimah Yacob ayaa lagu wadaa inay noqoto haweeneydii Malay ee ugu horreysay ee madax-weyne ka noqota dalkaas taas oo lagu xaqiijiyay doorasho la iclaamiyay inay tahay murashaxa kaliya ee u taagan doorashada. “Tani waa tallaab horay loogu qaaday horumarka dalkeenna,” ayay tiri Madam Halimah Yacob. Guusheeda waxay ku timid loolamayaasheeda oo ka haray doorashada. ...
Read More »Imamka al-Azhar oo dunida ugu yeeray inay garab istaagaan Muslimiinta Rohingya.
Muqdisho – Sheikh Ahmed el-Tayeb, imaamka ugu weyn ee Al-Azhar – ahna wadaadka ugu weyn Muslimiinta ayaa si kulul u dhaleeceeyey dhibaatada Muslimiinta Rohingya ay ku hayaan argagaxisada Burma. “Dunida way u jeedaa sida foosha xun oo lagu gumaadayo Muslimiinta Burma ku dhiban – waana in loo gurmadaa,” ayaa lagu yiri war-qoraal ah oo bartiisa lasoo dhigay. Imaamka ayaa ugu yeeray Jaamacadda ...
Read More »Turkiga oo Bangladesh ugu yeeray inay dejiso qaxootiga Rohingya.
Ankara (Himilonews) – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ugu yeeray xukuumadda dalka Bangladesh inay albaabada u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo baxsanaya qalalaasaha ka jira gobalka Rakhine ee dalka Myanmar. Isaga oo ka hadlayay fagaare ku yaalla Antalya maalintii Jimcaha, Cavusoglu wuxuu ku celiyay yeermadood ku wajahan Bangladesh oo ah inay albaabada u furto Muslimiinta Rohingya – Turkiguna uu bixin doono ...
Read More »