HomeMuuqaalladaDaawo: Haweeneydii la furay 10 jeer ku dhawaad.

Daawo: Haweeneydii la furay 10 jeer ku dhawaad.

MUQDISHO (HN) — Guurku aalaaba waxaa loo fishaa mid lammaanuhu ay nolosha iskula dhammeystaan farxad iyo jaceyl.

Balse taasi uma suura-gelin dad badan sida Cassey oo guursatay 10 jeer si ay u hesho qofkeedii saxda ahaana go’aansatay inaysan marnaba joojin guursiga.

Haddaba halkan ka daawo muuqaal ku saabsan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments