crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Culimada Muslimiinta Shiinaha oo loo xirayo diinta ay faafinayaan awgeed. | HimiloNetwork

Culimada Muslimiinta Shiinaha oo loo xirayo diinta ay faafinayaan awgeed.

Beijing (Himilonetwork) – Cadaadiskii ugu danbeeyey ee ka dhanka ah Muslimiinta tirada yar, dowladda Shiinaha waxay xirtay xubno kamid ah Muslimiinta Hui ee tira-yarta ah iyada oo ku eedeysay inay diinta Islaamka dadka barayeen.
Huang Shike  waxaa la xiray sanadkii 2016 markii uu aa’aasay group online qadka ah kaas oo dadka ay ku bartaan Qur’anka iyo axaadiista Suubanaha NNKH. Wuxuu baraha  bulshada u isticmaalayay farriin uu dhanbaalka, dacwada iyo barashada diinta ugu gudbiyo walaalihiisa kale ee Muslimiinta Shiinaha.
Haung oo 49-jir ah waa Muslim kale oo sida Shike loo xiray markii uu baraha bulshada ka furay group fidinta dacwada iyo barashada diinta ku midaysan.
Dowladda Shiinaha ayaa sheegta inay dalkeeda ku nool yihiin 20 milyan oo Muslimiin ah, balse tirada saxda ah waxay ka badan tahay 130 milyan.
Muddaba Muslimiinta ayaa wajahayay cadaadis ka dhan ah xurriyad diimeedka ay xaqa u leeyihiin inay ku dhaqmaan. Waxaana qaar laga
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!