MUQDISHO (HN) — Malaayiin Muslimiin ah oo dunida ayaa u dabaal-degaya bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan – oo in kasta oo aan lagu arkin muqaallada dhaweysada loo aqoonsaday maanta oo Talaado ah maalinta koowaad ee bisha. “Bisha Barakaysan ee Ramadaan laguma arag muuq-dhaweeyaha Sucuudiga ee Hawtah Al-Ekhbariya,” ayaa lagu soo qoray tweeter-ka. Guddiga Dar Al-Ifta ee dalka Masar ayaa sidoo ...
Read More »Dunida Muslimka
Induniisiya oo Masaajidda faraysa inay xoojiyaan xamakeynta Covid-19.
MUQDISHO (HN) — Masaajidda ku yaalla caasimadda Jakarta, Indonesia, ayaa la faray inay sameeyaan guddi qaabilsan ilaalinta sharciyada loo dejiyay faafitaanka xanuunka Corona inta lagu jiro bisha Ramadaan. Go’aanka oo kasoo baxay Jakarta Provincial Government, ayaa imaanaya xilli loo fasaxay masaajidda in lagu cibaadeysan karo inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Si kastaba, waxaa jira codsi adag oo ay la ...
Read More »Muslimiinta Oxford oo bisha Ramadaan maalinle cunnooyin u siinaya kuwa baahan!
MUQDISHO (HN) — Sadaqada iyo kaalmada waxay diinta Islaamku dhigtay meel sarraysa, marka la joogo bisha Ramadaan oo sannadkan ay usii dheer tahay xayiraadda saaran meelo badan taas oo qof walba aan u sahleyn inuu helo waxa uu ku samata-baxo, in hor Ilaahay wax loola baxo waa mid aad usii qiimo weyn. Si kastaba, Masjidka ku yaal Oxford ayaa qorshaynaya ...
Read More »Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka helaya ‘cunnooyin xalaal ah’.
MUQDISHO (HN) — Helidda dhuuni xalaal inay ka cunaan goobaha la iskugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan. Balse hadda ardayda Muslimiinta Atlantic City walwalkaas wuu kasii dhamaanaya madaama dugsiyada wax-barashada ay cunnooyinkooda kusoo kordhin doonaan dhuuni xalaal ah shanta maalmood ee toddobaadka. Waana natiijada dadaal qaatay saddex sannadood oo uu horboodayay Farook Hossain; tallaab ...
Read More »‘Ictikaaf iyo Afur’ lagama oggolaan doono gudaha laba Xarameyn.
MUQDISHO (HN) — Xilli dunida Muslimka looga diyaargaroobayo dhalashada Bisha Ramadaan oo ku timid waqtiga dunida uu mar kale fara ba’an ku hayo xanuunka Covid-19, dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inaysan jiri doonin isku imaantin nuuc walba ah inuu ka hirgalo labada Masjidka ee Makka iyo Madiina sida Taraawiixda, Ictikaafka, iyo xattaa wadajir in ‘lagu wada afuro.’ Sheikh Abdul Rahman ...
Read More »Barack Obama ‘ayeeyadiis’ oo geeriyootay.
MUQDISHO (HN) — Gudaha Kenya waxaa looga yiqiin Mama Sarah waxayna ahayd ayeeyada Barack Obama, Muslimiinta ayaa ka tacsiyeeyey geerideeda. Waxay ku dhimatay isbitaalka ku yaalla Nairobi – iyada oo jirta da’da 99. “Waxaad u taagnaan doontaa astaanta hal-adeyga, naxariista iyo is-duldhigga,” ayuu yiri Hassan Roho oo ah gafanarka Mombassa, mar uu ka hadlayay geerideeda. Mama Sarah waxay ahayd xaaskii saddexaad ...
Read More »Masjidka Ohio oo dib albaabada loogu furay!
MUQDISHO (HN) — Covid-19 wuxuu beddelay habka iyo muuqaalka goobaha lagu cibaadaysto oo Masaajiddu kow ka yihiin halkaas oo kumaankun kamid ah dunida oo dhan albaabada la iskugu dhiftay si looga hortago faafitaanka xanuunka. Si kastaba, Xarunta Noor Islamic Cultural Center ee Ohio ayaa hadda albaabada u furaysa shan bilood kaddib si loogu cibaadaysto. Imam Abdel Moneim ayaa sheegay in ...
Read More »Dugsiyada New Zealand oo Ardayda baraya Nolosha Gabadha Muslimadda ah.
MUQDISHO (HN) — Geeddi-socodka taariikhda, haweenku aalaaba waxay ahaayeen laf dhabarta bulshooyinka iyo aas-aaska xasiloonida iyo horumarka umadaha. Ogaanshiyaha kaalinta gabadha Muslimadda ah ay ku leedahay bulshada, dugsiyada sare ee New Zealand ayaa hadda soo kordhinaya barnaamij cusub oo lagula dagaallamayo aragtida qaldan ee laga qabo gabadha Muslimadda ah. “Dadku inta badan waxay u maleeyaan in haweenka Muslimiinta aan xor ahayn ...
Read More »Masjidka Victoria – oo albaabada u furaya Jaarkiisa – si loo wada hadlo.
MUQDISHO (HN) — Iyada laga duulayo hal-ku-dhegga ‘Open doors usually open minds and open hearts’ ‘Albaabo furan waxay aalaaba sii furaan maanka iyo qalbiga, dadaal ay wadaan Muslimiinta ku nool Victoria ayaa looga golleeyahay in xiriir dhow lala sameeyo deriska si loo dhaliyo is-faham labada bulsho ah. Dhacdada waxaa soo agaasimay Masjidka Virgin Mary Mosque. Booqadayaasha ayaa ku raaxaysan doona ...
Read More »Humaima Malik oo Xijaabka ku fara-adeygaysa.
MUQDISHO (HN) — Aktaradda Pakistaaniga ah, Humaima Malik ayaa ka soo muuqatay iyada oo xiran xijaabka oo uu la socday qoraal ay Ilaahay ku weydiisanayso inuu nolosheeda inta ka dhiman u fududeeyo xirashadiisa. Malik ayaa sheegtay inay hadyad ahaan xijaabka uga heshay Noor Bukhari, oo ah xiddig kale oo ay iskala tirsan yihiin Shirkadda aflaamta Pakistaan ee Lollywood taas oo ...
Read More »