MUQDISHO (HN) — Waxay ogsoon yihiin kaalinta ay ku leeyihiin samafalka bisha Soonqaad. Sidaas darteed, labadan gabdhood ee Muslimiinta ah oo ku nool Birmingham, UK waxay bilaabeen ol’ole cusub oo ay ku doonayaan inay ku caawiyaan dadka danyarta ah ee ku nool dalka Pakistan iyo dhulka Hindidu gumeysato ee Kashmiir. Waa sannadkii saddexaad oo Haziqah, oo 11 jir ah iyo ...
Read More »Dunida Muslimka
Sucuudiga oo 2 milyan oo Xujey ah ‘qaabilaya’ sannadkan.
MUQDISHO (HN) — Sucuudiga ayaa sannadkan u oggolaanaya ku dhawaad hal milyan oo Muslimiin gudaha dalkiisa iyo dunida inteeda kale ka socda inay soo gutaan acmaasha Xajka oo la filayo inuu kusoo beegmo bisha July. Tallaabadan waxaa si diirran usoo dhaweeyey Muslimiin dunida oo dhan ku nool kaddib laba sannadood oo xiriir ah oo sidii lagu yiqiin gudashada acmaasha Xajka ...
Read More »Towerka London ‘900 oo sannadood’ kaddib lagu qabtay Afur wadareed.
MUQDISHO (HN) — Dadka ku nool London ee kala diimaha iyo isirka ah ayaa markii ugu horreysay maalinkii Isniinta isugu yimid inay Muslimiinta kula afuraan Taalada Weyn ee London – taariikh aan weli horay dhicin weligeed muddo haatan laga joogo 900 oo sannadood. Isu-imaatinka waxaa soo agaasimay Naz Legacy Foundation. Waxaana afurka kasoo qeybgalay maayarka magaalada London, Sadiiq Khan iyo ...
Read More »Laba da’yar Muslimiin ah oo cunnooyin bisil gaarsiinaya kuwa da’da ah.
MUQDISHO (HN) — Xilli Muslimiinta ku nool Bradford ay u dabaal-degayaan bisha Soonqaad, labo arday oo da’yar Muslimiin ah ayaa doonaya inay bil xusuus leh uga dhigaan Ramadaanka dadka ayaanka liita iyo kuwa taagta daran iyaga oo u qeybinaya kaalmooyin ay kamid tahay cunnooyin bisil. “Waa wanaag in qof walba la caawiyo gaar ahaan danyarta iyo ma-heysatada,” Mohammed Habiib ayaa ...
Read More »Sheekada 11-jirka Cunnooyinka – lacag la’aan – ku kariya.
MUQDISHO (HN) — Bisha Barakaysan ee Ramadaan waa bil wadaag iyo wada-joogitaan – Muslimiintuna waxay bixiyaan dadaal iyo harjad maalinle ah si waxtar muuqda ugu kordhiyaan xubnaha bulshada ay kamidka yihiin. Waxa uu sameynayo 11 jirka ku nool Mississauga waa arrin bogaadin iyo amaanba mudan. Da’yarkan ayaa maalin walba diyaariya 200 oo saxamo ay ku jiraan cunnooyinka lagu afuro si ...
Read More »Afur-wadareedka ‘Open Iftar’ oo sannadkan ka qabsoomaya dunida.
MUQDISHO (HN) — Taniyo sannadkii 2013-ka, markii la bilaabay Afur-wadareedka ‘Open Iftar’, hadafku wuxuu ahaa isu-keenidda iyo wada-hadalka bulshooyinka Muslimiinta ah iyo kuwa la jaarka ah. Kaddib laba sannadood oo aanu sidii loo qaban jiray u qabsoomin – jiritaanka Covid-19 awgiis – sannadkan dib ayaa loo anba-qaaday. Ujeedada ugu weyn waa in ardayda ka yimid dunida kale ee ku nool ...
Read More »Minneapolis oo hadda codbaahiyaha u oggolaanaysa Aadaanka Salaadaha.
MUQDISHO (HN) — Mahad celin ayaa ka timid qaraarkii la ansixiyay kaas oo fasaxayay in aadaanka salaadaha shanta ah ee maalin walba laga sii daayo codbaahiyaha gudaha magaalada Minneapolis oo kamid ah kuwa ugu waaweyn dalka Maraykanka, sida laga soo xigtay Wakaaladda Wararka Anadolu. Jamal Cusmaan oo xubin ka ah Golaha Degaanka Minneapolis ayaa ku dhawaaqay go’aanka cusub oo ay ...
Read More »Bangi Cunto oo afurinaya 6000 oo Qoys bisha Soonqaad.
MUQDISHO (HN) — Xilli ay Muslimiintu u diyaargaroobayaan bilashada bisha Soonqaad, astaamihii lagu yiqiin is-jaceylka iyo walaaltinimada ka dhaxeysa Muslimiinta iyo kaalintooda bani-aadnimo ee dadyowga la nool waa xilli sidoo kale aad loo dareemo. Bangi cuntooyinka lagu keydiyo oo ku yaalla Philadelphia ayaa ku tala-galaya in bisha Ramadaan uu cunnooyin bisil gaarsiiyo 6,000 oo qoysas danyar ah. Waana sannadkii labaad ...
Read More »Jamaaco Masjid oo u banbaxaya kaalmeynta kuwa liita!
MUQDISHO (HN) — Waxay ahayd Ramadaankii hore markii koox samafalayaal ah oo Jamaacada Masjidka Maindee, South Wales kamid ah ay iskaga yimaadeen cunno u qeybinta dadka liita xilliga go’doonka. Hadda oo ah Ramadaankii kale oo soo dhawaadayna, waxay mar kale caawinayaan ku dhawaad 30 qoysas danyar ah oo shan kamid ah aanay ahayn Muslimiin. “Waxaan u shaqeynaynaa inaan isku gargaarno; ...
Read More »Labada MASJIDKA – Makka iyo Madina – oo soo celinaya Afurkii Wadajirka ahaa.
MUQDISHO (HN) — Masjidka weyn ee Xaramka ayaa laba sano kaddib dib u anba-qaadaya barnaamijkii wada-afurka bisha Ramadaan oo faafitaanka xanuunka Covid-19 awgiis loo baajiyay. Dowladda Sucuudiga ayaa fasax siisay Samafalayaasha u xilsaaran diyaarinta barnaamijka wada-jir u wada afurka ah ee bisha Ramadaan. Waxaana ay ku jiraan tallaabooyinkii ugu dambeeyey oo ay ugu diyaargaroobeen soo dhaweynta bisha fadliga iyo kheyrka ...
Read More »