MUQDISHO (HN) — Laacibka Muslimka ah ee qadka dhexe uga cayaara Kooxda Paris Saint-Germain, Idrissa Gueye ayaa la seejiyay kulan kamid ah horyaalka dalkaas oo ay la dheelayeen naadiga Montpellier kadib diidmo uu ka keenay xirashada funaanad lagu soo xardhay midabada qaansa-roobaadka ama jeegaanta oo astaan u ah ragga u hawooda ragga kale ee qowmu-luudka ah. Gueye ayaa tarabuunka ka daawanayay ...
Read More »Dunida Muslimka
Robot ku jawaabaya 11 luqadood oo lagu soo kordhiyay Masjidka Xaramka ee Makka.
MUQDISHO (HN) — Masjidka Weyn ee Xaramka Makka ayaa ugu dambeyntii soo kordhiyay kaashi-robot ah oo xujeyda Muslimiinta ah ka caawinaya inuu kaga jawaabo su’aalaha diiniga oo ay rabaan. Waxaase kasii yaab badan inuu kuugu jawaabi karo 11 afaf ama luqado ah haddii aad su’aal weydiiso. Robot wuxuu xujeyda uga jawaabaya weydiimaha la xiriira fatwooyinka, acmaasha xajka iyo wixii la ...
Read More »Shiikh iyo Baadari iskaga imaanaya kaalmeynta Darbi-jiifta Brazil.
MUQDISHO (HN) — Shiikh iyo Baadari ayaa isu-taagaya inay caawiyaan darbi-jiifta ku nool magaalada Sao Paulo – iyaga oo ku gaaf-wareegaya degmooyinka magaalada si ay cunnooyin bisil u siiyaan. Waxaa horboodaya wadaad lagu magacaabo Rodrigo Jalloul iyo baadari la yiraahdo Júlio Lancellotti oo labaduba caan ka ah magaalada. Kulankoodu wuxuu kasoo bilowday kulan diimeed dood ah oo loogu qabtay muuqbaahiye ...
Read More »Laacibkii Qaranka Cameron oo qaatay diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Ruugcadaagii kubadda cagta xulka Qaranka Cameron, Patrick Mboma ayaa qaatay diinta Islaamka – isaga oo la baxay magaca Abdoul Djalil Mboma gudaha Masjid ku yaalla magaalada Douala. Muuqaallada lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya laacibkan oo shahaadada loogu qabanayo Masjidka Bonamosadi. In kasta oo Mboma uusan si furan uga hadlin qaadashadiisa Islaamka, haddana wuxuu bartiisa kula wadaagay muuqaallo ...
Read More »Jamaaco Imamkooda Masjidka ku abaalmariyay Gaari Audi-6 ah.
MUQDISHO (HN) — Jamaacada Masjid ku yaal Leida, dalka Spain ayaa Imamkooda kaga yaabsaday siin ama hadyad ah gaariga nuuca Audi-6 ah oo ay ugu abaalgudayaan dadaalkii iyo howshii adkeyd oo uu ka qaatay intii lagu jiray bisha Ramadaan. Osama Bounasab, oo ah Imamka Masjidka Al-Rahmah ee Tarka ayaa helay abaalmarinta maalintii Ciidda. “Maanta waa maalin ii gaar ah; waa ...
Read More »Muslimiin xarun samafal u sameeyey daryeelka Bukaannada Danyarta ah.
MUQDISHO (HN) — 20 sannadood kahor qoolad yar oo lagu bixiyo adeeg caafimaad ayaa hadda awoodaysa inay sannad kasta u fidiso adeeg lacag la’aan ah kumaankun dad ah oo kala diimo iyo qowmiyado ah. Jeedaalinta baahida caafimaad ee jirta, Fowsia Ahmed waxay sannadkii 2004 hirgelisay xarun bulsho iyo kaalmo caafimaad oo dadka ayaanka liita siinaysa daweyn iyo la-talin caafimaad. Sannadkii ...
Read More »Masjidka London oo maalin walba ‘Quudinaya’ 500 oo Danyar ah.
MUQDISHO (HN) — Soo nooleynta dhaqankii ahaa wada-afurka bulshada oo aan labadii sannadood ee lasoo dhaafay la qaban, mid kamid ah masaajidda ugu waaweyn qaaradda Yurub wuxuu maalinle u quudinaya ku dhawaad 500 oo qof goor walba oo la gaaro afurka. Masjidka East London wuxuu cunnooyin bisil gaarsiiyaa nus kumaad dad ah oo kala diimo ah maalin walba, sida laga soo ...
Read More »Bisha Ramadan: 14 milyan ayaa booqatay Masjidka Nabiga
MUQDISHO (HN) — In ka badan 14 milyan ayaa booqday Masjidka Nabiga NNKH ee magaalada Madiina taniyo markii ay dhalatay bisha Soonqaad taas oo dhigaysa rikoor cusub taniyo markii la qaaday xayiraadda Covid-19. Sida laga soo xigtay Saudi Gazette, Madaxa Umuuraha Labada Masaajid – Makka iyo Madiina – ayaa sheegay in Masjidka Nabiga ay soo booqdeen tiro gaaraysa 14,772.46 Warbixinta ...
Read More »Iskuul Canadian ah oo Arday Muslimiin ah taageeraya gudaha Soonqaadka.
MUQDISHO (HN) — Zainab Khan, oo ah ardayad Muslimad ah oo 11 jir ah, ayaa heshay maryo hadyado ah oo lagu mariimay farriimaha dhalashada bisha Soonqaad markii ugu horreysay nolosheeda wax-barasho ee dugsiga British Columbia. “Waxaa la badbatay farxad iyo reynreyn,” ayay tiri. “Waa nasiib inaan kamid noqdo iskuulkaygan qiimaha badan.” Laakiin waaya’aragnimada Khan ay ka heshay halkan aad bay ...
Read More »Muslim u dhaawacmay Badbaadinta Haweeney Xaamilo ah.
MUQDISHO (HN) — Daqiiqado un kaddib markii uu suxuurtay, Hourari Benkada wuxuu usii degdegayay jarmaadda shaqadiisa. Isaga oo ku socda jid kamid ah jidadka ay rag hubeysan fureen xabado iyaga oo qarxinaya bambada nuuca qaacda. Da’yarkan Muslimka ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Algeria-na wuxuu ka dhaawacmay jilibka xilli uu gabaad siinayay haweeney xaamilo ah oo gadaashiisa ku jirtay. ...
Read More »