MUQDISHO (HN) — Shiinaha waxaa ka jira dhaqan ciqaab waalideed ah oo la yiraahdo tough parenting ama tiger parenting oo ilmaha lagu siiyo abaalmarin daran haddii uu ka beyro ama uu ku dhaco shaqada iyo howlaha loo diro ee iskuulka ama guriga. Qoys Shiinees ah ayaa si kastaba dhawaan qabsaday baraha bulshada kaddib markii saacado xiriir ah ay inakooda ku ...
Read More »La-yaabka
Da’yar waayay gabar uu shukaansado oo isku xayaysiinaya boor
MUQDISHO (HN) — 23 jir u dhashay dalka England – kaas oo aan weligiis naag shukaansan – ayaa doonaya hadda inuu helo gabar haasaawe la yeelata. Wuxuuna taas u marayaa boorarka lagu dhejiyay waddooyinka oo sawirkiisa iyo qoraal u dhigan – yaa ila haasaawaya lagu dhigay. Ed Chapman wuxuu sheegay inuu isku dayo badan oo uu kula haasaawi kari lahaa ...
Read More »Ninka Dadka bara sida loo fuulo geedaha.
MUQDISHO (HN) — Nin la baxay magaca Tarzan-ka Barcelona ayaa dhawaan qabsaday hadalheynta baraha bulshada kaddib markii uu kusoo caan baxay bixinta casharro ku saabsan tabaha loo fuulo ama sida daanyeerka loogu koro geedaha oo uu dadka ku baro gudaha magaalada Parque de la Ciudadela. Qof walba oo xiiseynaya inuu barto sida loo koro geedaha, wuxuu hadda heysta fursad uu ...
Read More »Haweeney sheegtay inaysan wax cunin muddo 40 sano ah!
MUQDISHO (HN) — Haweeney Fiyadnam u dhalatay oo sheegtay inaysan wax cunno ah afkeeda marin muddo laga joogo 40 sannadood ayaa tilmaantay inay kaliya ku nooleyd biyo lagu qasay in yar oo sokor, liin iyo cusbo ah. Ms. Ngon oo 63 jir ah waxay hadalheynta dalkeeda ku qabsatay dhaqankeeda gaarka ah. 41 kii sannadood ee lasoo dhaafay macunin wax raashiin ...
Read More »Haweeney ku xayirantay suuli muddo saddex maalmood ah!
MUQDISHO (HN) — Haweeney 54 jir ah oo ku nool Thailand ayaa si aanay ku tala-gelin iskugu xirtay albaabka musqusha qubeyska. Waxayna ku qaadatay muddo saddex maalmood inay uga soo baxdo kadib markii loo soo gurmaday! Muddadii ay ku jirtay suuliga, haweeneydan ayaa lagu soo warramayaa inay ku ‘samatabaxday’ biyaha tubada oo ay cabi jirtay. Waxay markii hore ku qeylisay ...
Read More »Hooyo gacmo maran kula dagaalantay Shabeel ka dhifsaday cunugeeda oo sannad jir ah
MUQDISHO (HN) — Haweeney 25 jir ah oo ku nool Madhya Pradesh, dalka Hindiya ayaa loo aqoonsaday halyeeyad kaddib markii sida lagu soo warramay ay labadeeda gacmood oo kaliya kula dagaalantay shabeel doonayay inuu dhifsado cunugeeda si uu u cuno. Waxay yiraahdeen jaceylka hooyada ay ilmaheeda u qabto majiro wax lala simi karo. Waana Archana Choudhary oo ah hooyo ku ...
Read More »Sababta maareeye shirkad uu ku diido codsadaha wata nambar tirooyinkiisu kamid yahay ‘shan’!
MUQDISHO (HN) — Maareeye shirkad oo aaminsan quraafaadka ayaa codsade walba oo nambarada telefoonkiisa uu ku jiro nambarka shan ‘5’ u diida inuu shaqaaleysiiyo xattaa haddii codsadahaasu uu wada buuxiyo shuruudihii looga bahnaa. Waayo wuxuu tirada shan u tixgeliyaa mid tilmaamaysa ayaandarro ama nasiibxumo. Codsade walba oo weli quudarreynaya inuu kamid noqdo shaqaalaha shirkadda – kaas oo shuruudihii hore oo ...
Read More »Rikoor cusub: Nin gadaal-gadaal ugu waday gaarigiisa 16 kilomitir muddo ka yar 30 daqiiqo.
MUQDISHO (HN) — Nin ku nool gobalka Tamil Nadu, dalka Hindiya ayaa rikoor cusub dhigay kaddib markii gaarigiisa gadaal gadaal ugu waday fogaan dhan 16 kilomitir iyo 140 mitir muddo ku siman soddon daqiiqo. Waana masaafadii ugu dheereyd abid uu qof ku galo Buugga Dhacdooyinka Dunida ee Guiness Book. Ninkan oo 35 jir ah, wuxuu dhacdadiisa kusoo bandhigay Edappadi Bypass, ...
Read More »Nin 9 Mukeyf ku xirtay Gurigiisa oo laga dacwooday!
MUQDISHO (HN) — Nin ku nool dalka Singabuur ayaa looga ashtakooday qabow ba’an oo gurigiisa uga imaanaya jaarkiisa kaddib markii uu 9 qaboojiso ku rakibtay gurigiisa. Xilliga xagaayada, Singabuur waa meel kuleyl iyo huur badan oo dadku aad u dhibsadaan. Dadka qaar ayaa si kastaba, hal iyo labo marwaxad ku xirta guryahooda si ay ugu qabowsadaan. Laakiin hal nin ayaa ...
Read More »Nin doonay in loo xiro xatooyadiisa si uu xabsiga dhexdiisa uga helo cunno uu ka dhargo!
MUQDISHO (HN) — 60 jir ku nool jaziirad-la-moodda Thailand ayaa taabtay qalbiyo badan kaddib markii uu farmashiye ka xaday daawo si loo xiro kadibna loo dhigo gaalshiraha maadaama uu heli waayay wax uu cuno. Ninkan oo markii dambe boolisku magaciisa ku sheegeen Phichit wuxuu waayay meel uu noloshiisa ka maareeyo oo uu xoogsi tago. Sidaas darteed, beddelkii uu gaajo ugu dhiman ...
Read More »