HomeLa-yaabkaNin 9 Mukeyf ku xirtay Gurigiisa oo laga dacwooday!

Nin 9 Mukeyf ku xirtay Gurigiisa oo laga dacwooday!

MUQDISHO (HN) — Nin ku nool dalka Singabuur ayaa looga ashtakooday qabow ba’an oo gurigiisa uga imaanaya jaarkiisa kaddib markii uu 9 qaboojiso ku rakibtay gurigiisa.

Xilliga xagaayada, Singabuur waa meel kuleyl iyo huur badan oo dadku aad u dhibsadaan. Dadka qaar ayaa si kastaba, hal iyo labo marwaxad ku xirta guryahooda si ay ugu qabowsadaan. Laakiin hal nin ayaa gurigiisa ku xirtay 9 marwaxadood.

Jaarkiisa ayaa si kastaba gidaarrada ka dareemay qabow aad u daran oo ay la joogi waayeen. Waxayna uga cawdeen ficilkiisa laamaha amniga. Jaarka ayaa ku doodaya in kaliya hal marwaxad ay ku filan tahay – haddii uu aad kuleyl u dareemayana uu ka dhigan karo labo.

Hayeeshe aysan suuragal ahayn inuu 9 qaboojiso ku xirto guriga.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments