crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 19

La-yaabka

Haweeneyda ugu baararka dheer adduunka.

Muqdisho (Himilonetwork)  – In la yiraahdo You Jianxia waxay leedahay baarar dheerdheer kuma eka qiimayntii loo baahnaa. Celceliska baararku waxay dheeraan karaan 0.8 iyo 1.2 cm – laakiin haweeneydan oo baararka indhaheeda ay gaareen 12.4 cm – kana dhigan 5 inch – waa qiimayn kale. Buugga Guinness ayay sanadkan ku galaysaa gabadha ugu baararka dheer dunida, waxaana loolanka kula jira 500 murashaxiin ...

Read More »

Haweeney gaarigeeda iskaga wax-yeeleysay sigaar ay cabaysay oo ku gubtay.

Muqdisho – Haweeney ayaa la yaab gelisay dad badan markii la sheegay in sigaar ay cabaysay uu qarax ka dhex dhaliyay gaarigeeda, marka loo eego booliska UK. Adeegga gurmadka degdegga ah ee Essex Fire Service ayaa sheegay in falku uu dhacay maalintii Arbacada. Dab-damiska ayaa la iskugu yeeray si ay uga qeyb noqdaan gurmadka. Markii ay yimaadeen waxay heleen in ...

Read More »

Gabar dhaawacday wiil oo si yaab leh looga dhaafay danbigeeda.

Muqdisho – Boolis ayaa ku dhawaaqay inaysan abaal-marin doonin gabar lagu heysto inay qeyb ka aheyd toorreynta wiil la dhigta iskuulka – waayo waxaa dhalay ma’suul diblomaasi ah. Bileyska Washington D.C. ayaa sheegay in falkani uu soo shaac-baxay maalintii Talaadada kadib markii looga yeeray dugsiga British International School of Washington oo laga sheegay inay ka dhacday tooreynta. Saraakiisha booliska oo goobta yimid ...

Read More »

Laba haween si yaab leh isugu dayay inay ku dhacaan bangi.

Pennsylvania (Himilonews) – Laba dumar oo ku labisan dharka haweenka ku xiran kaniisadaha ayaa isku dayay inay dhacaan bangi kahor inta aysan baxsan, marka loo eego booliska Pennsylvania. Booliska Pocono Township ayaa sheegay inay ku raad-joogaan labadan haween kuwaas oo aan la garan heybtooda, kadib markii ay soo galeen bangiga kuna qabteen qoryo ilaalada si lacagta caddaanka ah ee taalla ...

Read More »

Haweeney uur leh oo ku goodisay inay iska soo xaaqayso cunugeeda haddii aysan helin barteeda Twitter-ka u helin 4,000 likes.

Florida (Himilonetwork) – Dad badan ayaa la argagaxay aragtida haweeney xaamilo ah oo ku goodinaysa inay iska soo ridayso ilmaha uurkeeda ku jira haddii aysan helin like badan. Haweeneyda reer Florida oo isugu yeerta Saipanting barteeda Twitter-ka, ayaa sheegtay inay leedahay uur afar bilood ah. Maalintii Arbacada, waxay iska qaaday sawir ‘selfie’ ay ku muujinayso uurkeeda. Waxay xinayd dhagadhago macatab u sameysan ...

Read More »

Wiilka qasaalad uu isku dhex qariyay ay ku dhagtay muddo saacado ah.

Muqdisho – Wiil yar ayaa naftiisa baray in dheeshu mararka qaar ay dhimashada u dhowdahay kadib markii muddo saacado ah uu ku dhex xirmay qasaaladda dharka lagu dhaqdo, marka loo eego booliska dalka Ukraine. Booliska Kharkiv ayaa sheegay in loogu yeeray guriga wiilkan 7 sano jirka ah kagadaal markii uu awoodi waayay inuu kasoo baxo mashiinta lagu meyro dharka. Wiilka ...

Read More »

Haweeney gudaafad ka dhex heshay lacag dhan $180,000

Tokyo (Himilonews) – Haweeney waayeel ah ayaa la argagaxday helidda boorso lacag ah oo ku jira gudaafad qashin oo dhinac taalla jidka, marka loo eego booliska Japan. Booliska Daishoji ayaa sheegay in haweeneyda jirta 75 sano ay gacantooda kusoo wareejisay lacag dhan 20 milyan oo yen – una dhiganta $180,000 oo ah lacag ay ka heshay iyada oo ku jirta boorso ...

Read More »

Geyfanayaal xuquuqda xayawaannada ah oo u riyaaqay fal Maroodi uu ku dilay ugaarsade.

Windhoek (Himilonews)  – Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego boolis goboleedka Otjozondjupa, 46-jir lagu magacaabo Jose Monzalvez kaas oo ku gaaroobay ugaarsiga kana yimid dalka Argentine wuxuu si goonni ah ku ugaarsanayay raxan maroodi ah oo ku sugan xarun duurjoog. Monzalvez wuxuu la joogay ...

Read More »

Nin si yaab leh isugu dhiibay booliska kadib markii………

UK (Himilonews) – Danbiile ayay ku adkaatay helidda doorasho ka baxsan inuu isku dhiibo booliska waayo wuxuu doonayay in saraakiisha boolisku ay sawirkiisa foosha xun oo ay ku doonayeen ka saaraan baraha bulshada, marka loo eego booliska UK. Booliska South Wales ayaa sheegay in Wayne Esmonde uu ku lug lahaa danbiyo iyo rabshado. Wuxuu ka baxsaday goobta kahor intaysan booliska soo gaarin. ...

Read More »

Laba wiil oo wajiga madax-weyne caan ah ku dhacay lacago fara badan!

Turin (Himilonews) – Laba walaalo ah ayaa adeegsaday wajiga madax-weynaha dhawaan la doortay ee Donald Trump si aan loo garan xilli ay rabeen inay lacag caddaan ah ka xadaan dhowr xarumood oo ATM, marka loo eego booliska dalka Talyaaniga. Bilayska Turin ayaa sheegay inay xireen 26-jir lagu magacaabo Vittorio Lafor iyo 30-jir lagu magacaabo Ivan Lafor kadib markii kaamirada CCTV ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!