Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaAtariisho Hindi ah oo Islaamtay. Dunida Muslimka Atariisho Hindi ah oo Islaamtay. By Zakariya March 14, 2018 0 30 Share FacebookXPinterestWhatsApp Delhi (Himilonetwork) – Atariishada shaashadaha Hindiya, Dipika Kakar, oo diinta Islaamka kusoo biirtay kahor inta aysan guursan atooraha  Shoaib Ibrahim, ayaa sheegtay inay ku faaneyso inay tahay Muslimad. “Wuxuu ahaa go’aan aniga iga wada yimid. Ma ahan mid ka yimid meel kale. Mana ahan wax laga hadlo in badan,” ayay Kakar u sheegtay warbaahinta. Gabadhan ayaa Islaamka qaadatay bilowgii sannadkan markii uu guursaday atooraha ay la jishay filimka Susral Simar Ka. Kakar ma ahan atariishadii ugu horreysay oo qaadata Islaamka. Sannadkii 2014-ka, atariishada la yiraahdo Monica ayaa Islaamka kusoo biirtay: iyada oo xiratay xijaabka: kana tagtay shirkadda aflaamta. Muslimiinta Hindiya ayaa dalka Hinduuga u badan waxay ka yihiin in ka badan 180 milyan. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleKuuriya oo kordhinaysa goobaha ay ku cibaadeystaan Dalxiisayaasha Muslimiinta ah.Next articleSababaha Xaaladaha Furriinka Dalkeenna Zakariya RELATED ARTICLES Dunida Muslimka “Alle oo kaliya ayaan caabudaa.” – Muslimiinta oo kahor timid sharci ku qasbaya inay Sanamyada amaanaan! August 1, 2026 Dunida Muslimka “Noo nadiifi Macbadkeenna.” – Nin Muslim ah oo gef yar oo uu sameeyey ku mudanaya ciqaab lala yaabay! July 31, 2026 Dunida Muslimka Muranka Salaadda: Toddobo Muslimiin ah oo Dacwad lagu soo oogay markii ay ku tukadeen Xafiiska Korontada ee Dowladda Hoose. July 27, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “Alle oo kaliya ayaan caabudaa.” – Muslimiinta oo kahor timid sharci ku qasbaya inay Sanamyada amaanaan! August 1, 2026 “Noo nadiifi Macbadkeenna.” – Nin Muslim ah oo gef yar oo uu sameeyey ku mudanaya ciqaab lala yaabay! July 31, 2026 Tartanka Qodista Qubuuraha iyo Ujeeddada loo qabto Sannad kasta! July 30, 2026 Daawo – Tartanka fuulitaanka aan suurta-galka ahayn! July 30, 2026 Load more Recent Comments