Muqdisho – Nin ayaa la xiray kadib markii uu qirtay inuu bisadaha ku sabto cunno siinta kahor inta uusan toogan. Booliska Japan ayaa ka war helay in muwaadin uu wax-yeelo ku lug leh xuquuqda xayawaanada uu ku hayay bisadaha. Falkan ayaa soo if baxay duhur hore maalintii Sabtida. Booliska Osaka ayaa kaamirada CCTV ka raacay ficilka ninkani ku ugaaran jiray ...
Read More »La-yaabka
Haweeney cunta haraadiga meydka hooyadeed oo sheegtay arrin la yaab leh!
Muqdisho – Haweeney la walbahaarsan tiiraanyada geerida hooyadeed ayaa haraadigeeda waxay ku cunaysa cunnooyinka ay jeceshahay. 41-jirta lagu magacaabo Debra Parsons oo ku nool England waxaa ku dhacay moora-dilaac, markii hooyadeed Doreen Brown, ay halhaleel ugu dhimatay caabuq uga dhacay feeraha. Geerida kadib, Brown waa la gubay, gabadheeda ayaana soo qaadatay haraadiga meydkeeda. Parson waxay sheegtay inay dareentay doonis ah inay ...
Read More »Lammaane Xabsi ku mutay Bisad ay ku silciyeen dhaawac soo gaaray!
Muqdisho – Lammaane ayaa qirsan inay ku xad-gudbeen noole markii ay ku fashilmeen inay bisadooda gargaar degdeg ah u fidiyaan kadib gaari jug siiyay. Dharme Kinsey iyo saaxiibtiis, Amy Matthew, oo labaduba ku nool Australia waxaa loo taxaabay xabsiga – halka eygii iyo bisadii ay rabaayadda ka dhigan jireen lagala wareegay kadib kolkii ay ku jeesjeeseen dhaawaceeda. Marka loo eego dukumentiga ...
Read More »Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa.
Muqdisho – Gabar ku nool Hong Kong ayaa la kulantay moora-dilaac markii saaxiibkeed uu ku daadiyay maadaama uusan la dhicin muuqaalkeeda xilli ay gashay dhowr qaliin. 22-jirta lagu magacaabo Berry Ng, taas oo raadato fiican ku leh barta Youtube, waxay sheegtay inay 30 jeer qaliin gashay si ay u qanciso saaxiibkeed. Berry waxay xustay inay isku dayday inay u ekaato sida ...
Read More »Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.
Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka soo dhigay sawir cagaftan sheegeyna inay xireen ninkii lahaa. Ninka wuxuu soo dhigtay cagaftan maqaayadda horteeda isaga oo cabsan waana xirnay, ayaa lagu yiri war qoraalkooda. Boolisku masheegin heybta ninkan. Balse Luke Coburn oo in yar ...
Read More »Nin laf-dhabarta ka jabay markii uu kasoo dhacay saqaf dushiis isaga oo……
Muqdisho – 40- jir lagu magacaabo Jeff “Swede” Swedenhjelm oo Bali, dalka Induniisiya kaga yimid Florida, dalka Maraykanka sanadkii hore ayaa la halgamaya noloshiisa kadib markii uu kasoo dhacay saqaf dushiis isaga oo isku dayaya inuu koofidiisa isboortiga soo dhigto. Gabadhiisa ayaa u sheegtay in daanyeer uu dafay koofida astaanta u ah kooxda kubadda laliska oo uu taageero. Wuxuu bilaabay inuu ...
Read More »Nin daroogiiste ah oo soo koray gaariga booliska isaga moodaya taksi.
Muqdisho – Qandaraasle daroogo kaas oo u degdegsanaa aqalkiisa isaga oo sita kartoon daroogada Marijuanada la yiraahdo ayaa si kedis ah ugu dhacay gaariga booliska, marka loo eego booliska Denmark. Booliska Copenhagen ayaa sheegay inay jeelka dhigeen qandaraaslahan oo aan la heyb-sheegin kadib markii lagu soo oogay inuu ku lug lahaa iibinta daroogada. Ninkani wuxuu wajahayaa falka danbiyeedka la xiriira ganacsi ...
Read More »Haweeney danbi la yaab leh lagu oogay markii ay jabsatay e-mailka seygeeda.
Muqdisho – Haweeney jabsatay koontada e-mailka seygeeda maadaama ay uga shakisay inuu naago kale xiriir hoose la leeyahay ayaa lagu soo oogay danbi, marka loo eego booliska Switzerland. Haweeneydan ku nool Aargua, oo aan la heyb-sheegin, ayaa lagu qaaday danbi ah inay amar la’aan guda-gashay koontada markii seygu uu dacwad ka-dhan-ah u gudbiyay booliska. Waxaa lagu oogay danbigeeda, waxaana lagu ...
Read More »Nin afadiisa dilay markii uu u dulqaadan waayay jirada heysa!
Muqdisho – Nin ayaa loo taxaabay jeelka dil uu geystay awgiis, tiiyoo uu sheegtay inuu dilka u geystay si uu u dhameeyo silica heysta. Booliska Sayama ee dalka Japan ayaa xabsiga dhigay 62-jir lagu magacaabo Teruo Yamashita kaas oo dilay afadiisa 61-jirka aheyd taas oo la xanuunsaneyd cudurka Kansarka. Marka loo eego booliska, Yamashita ayaa qirtay inuu tooreeyey afadiisa Makiko xilli ...
Read More »Waalidiin la yaabay in carruurtooda ay nool yihiin markii dhaqaatiirtu u sheegeen inay ku meydeen caloosha.
Muqdisho – Waalidiinta dhallaan loo sheegay inuu dhintay wax yar kadib dhalashadiisa ayaa la yaabay inay arkaan isaga oo mar kale nuuxnuuxsanaya goor loo qaaday inay la aaso, marka loo eego booliska Hindiya. Booliska Hindiya ayaa bilaabay baaritaan markii labada dhaqtar ay si qalad ah cunug wali nool ugu sheegeen inuu dhintay. Marka loo eego baaritaanka booliska, Varsha oo shan bilood ...
Read More »