crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Nin araga ku dila Bisadaha markii hadda kahor weerar ba’an uu kala kulmay. | HimiloNetwork

Nin araga ku dila Bisadaha markii hadda kahor weerar ba’an uu kala kulmay.

Muqdisho – Nin ayaa la xiray kadib markii uu qirtay inuu bisadaha ku sabto cunno siinta kahor inta uusan toogan.
Booliska Japan ayaa ka war helay in muwaadin uu wax-yeelo ku lug leh xuquuqda xayawaanada uu ku hayay bisadaha.
Falkan ayaa soo if baxay duhur hore maalintii Sabtida. Booliska Osaka ayaa kaamirada CCTV ka raacay ficilka ninkani ku ugaaran jiray bisadaha. Waxaa la arkayay ninka oo cunno usoo taagaya bisadaha kahor inta uusan usii jiidan aqalkiisa.
Booliska ayaa daba-galay ninkan oo gacanta kusoo dhigay.
Mar la waraysanayay ninkan wuxuu sheegay inuu ahaa mid jecel xanaaneynta bisadaha. Hayeeshe wax walba waxay is badaleen markii mid bisadaha kamid ah ay weerartay.
Waxaana soo gaaray dhaawac aad u xoogan.
Taniyo bishii afartii bilood ee lasoo dhaafay, wuxuu sheegay inuu toogtay dhowr bisado ah oo 10 jeer uu toogtay.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!