crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa. | HimiloNetwork

Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa.

Muqdisho – Gabar  ku nool Hong Kong  ayaa la kulantay moora-dilaac markii saaxiibkeed uu ku daadiyay maadaama uusan la dhicin muuqaalkeeda xilli ay gashay dhowr qaliin.
22-jirta lagu magacaabo Berry Ng, taas oo raadato fiican ku leh barta Youtube, waxay sheegtay inay 30 jeer qaliin gashay si ay u qanciso saaxiibkeed.
Berry waxay xustay inay isku dayday inay u ekaato sida gabar saaxiibkeed uu jecel yahay.
Berry waxay 30 jeer martay qaliin si ay isku bedesho hayeeshe ugu danbeyn ay ku fashilantay inay soo jiidato.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!