MUQDISHO (HN) — Dhammaanteen waxaynu naqaan sahmiyayaasha Galbeedka sida; Marco Polo, Ferdinand Magellan, Vasco da Gama, Columbus iyo kuwo kale oo badan. Waana inta ugu badan ee taariikhdu si ka badbadis ah loogu sheegay! Laguuma sheegin dadkii ka horreeyey ee dhulmareennadii Muslimiinta ahaa kuwaas oo ilbaxnimada dunida iyo xadaaraddeeda bud-dhig u ahaa sida Ibn Battuta, Ibn Majid, Shamsuddin Abu Abdullah ...
Read More »Monthly Archives: August 2023
La kulan – Dhaqtaradda Shimbiraha ee gurigeeda ka dhigtay Isbitaalka Shimbiraha!
MUQDISHO (HN) — Catia Lattouf de Arída waxay gurigeeda oo ku yaalla Mexico City ka dhigtay xarun daryeel iyo isbitaal u gaar ah shimbiraha oo kuwooda dhaawacan ama beylahan lagu xanaaneeyo. Waxayna shaqadan ku guda-jirtaa muddo 11 sannadood ah. Maadaama deegaamaysiga iyo dhismayaasha dhaadheer ay camirayaan muuqaalka magaalooyinka, waxaa cidlo looga tagayaa hab nololeedka noolaha siiba shimbiraha maadaama inta badan ...
Read More »10 jir diiday in lagu cadaadiyo wax-barashada oo gurigiisa ka doortay xarumaha agoonta in la geeyo!
MUQDISHO (HN) — Kaddib markii hooyadiis ku cadaadisay inuu ka shaqeeyo leyliga iskuulka looga soo dhiibay, 10 jir u dhashay Shiinaha ayaa isaga cararay gurigiisa. Wuxuuna aaday saldhigga booliska si uu ugu wargeliyo wixii ka qabsaday guriga iyo inuu doonayo inuusan dib dambe ugu laaban. Sidaas darteed, wuxuu codsaday in la geeyo goobaha lagu daryeelo ilmaha agoomada ah. Warbaahinta Shiinaha ...
Read More »“Looskiina ceshta – lacagtayda isiiya” – haweeney dalab la-yaab leh ku celinaysa shirkad…
MUQDISHO (HN) — Haweeney allerjik ku ah looska ayaa sheegtay inay weysay doorasho aan ka ahayn inay wada iibsato dhammaanba baakadaha looska ee loogu tala-galay in la siiyo rakaabka saaran diyaarad ka duushay London kuna sii jeeday Jarmalka – sababtuna waxay ku sheegtay inay haddii la siin lahaa ay nafteedu halis geli lahayd. Lacag dhan £144 ($184) oo ah laballaabka lacagta ...
Read More »Haweeney 90 daqiiqo la dagaalamaysay Yaxaas oo lasoo badbaadiyay!
MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Induniisiya ayaa waqtigeedu wax ka dhinnaa kaddib markii 90 daqiiqo oo ay iska caabin joogto ah kula jirtay yaxaas lasoo badbaadiyay. Waxaana loola degdegay isbitaal si loogu siiyo gargaar. Falmira De Jesus, oo 38 jir ah, waxay biyo ka dhaansaneysay webiga kaddib markii uu si lama filaan ah usoo weeraray yaxaas oo biyaha ...
Read More »Alle dile unbaa dhinta: labo xabad ayaa madaxa uga dhacday mana dhiman!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Mexico ayaa noqday qofkii ugu nasiibka badnaa sannadkan kaddib markii uu ka badbaaday labo xabadood oo madaxa uga dhacday – kuwaas oo aan ka gudbin lafaha madaxa balse ku joogsaday. Ninkan oo la yiraahdo Francisco wuxuu marayay mid kamid ah waddooyinka caasimadda Mexico kolkii uu qori ula soo baxay Carlos N. kaas oo labo jeer ...
Read More »Nin si qaldan ku helay lacag tiro badan oo diiday inuu iska celiyo!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Hungary ayaa muddo kooban ku noqday maalqabeen kaddib markii shirkadda uu ka shaqeeyo ay 367 jeer ama goor ay u dirtay mushaharka uu bishii ka qaato. Markii la warsaday inuu iska soo celiyo lacagtana, wuu diiday gebi ahaanba. Ninkan oo aan magaciisa la sheegin wuxuu muddo kooban u shaqeeyay shirkad ku taal Kaposvár balse ...
Read More »Sheekada Haweeneyda 25 sano ‘quudinaysa’ Dawacooyinka!
MUQDISHO (HN) — Haweeney UK u dhalatay ayaa muddo gaaban caan iyo la-raadsade ku noqotay kaddib markii la ogaaday in saddex fac ku dhawaad oo Dawaco ah ay quudinaysay muddo 25 sannadood ah. Sharon Hughes waxay dawacooyinkan kusoo dhawayn jirtay xaafaddeeda East Kilbride ee koofurta Lanarkshire rubuc-qarnigii lasoo dhaafay. Laakiin casriga maanta oo aaladaha la adeegsado sida TikTok iyo Instagram ...
Read More »Reer Miyi Shiinees ah oo ‘qaalmihiisa’ ku dhaqanaya balakoonkiisa!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay Shiinaha oo kasoo guuraya miyiga – doonaya inuu soo dego magaalada – ayaa kaga yaabsaday jaarkiisa kaddib markii la arkay isaga oo 7 kamid qaalmihii uu baadiyaha ku dhaqan jiray mooro uga sameeyey balakoonka sare ee gurigiisa. Kawaran adiga ku nool guri dabaq oo jaarka kugu dhaqan ay kaaga naxsadaan urta iyo saxarada lo’da ...
Read More »Lammaane inankooda ‘ku iibsaday’ ama ‘dhaafsaday’ iPhone.
MUQDISHO (HN) — Lammaane lagu sheegay kuwo aan naxariis dhan lahayn ayaa cunug ay dhaleen dhaafsaday ‘ama ku iibsaday’ telefoonka iPhone-ka. Sheekadan oo ka dhacday gobalka West Bengal ee dalka Hindiya ayaa la sheegay inay aad ugu waasheen helidda telefoon iPhone ah. Waxayna si ay u helaan jaadkii ugu dambeeyey awgeed dhaafsadeen cunugooda. Jaydev iyo Sathi Ghosh waxay soo jiiteen ...
Read More »