MUQDISHO (HN) — Maalinta caalamiga ee afka hooyo waxaa loo debaal-degaa 21 Febraayo sanad kasta si loo dhiiri-geliyo kala duwanaanshaha luuqadeed iyo midka dhaqan ee caalamka. Waa maalin loo aqoonsaday in lagu turxaan bixiyo afafka oo la aaminsan yahay inay sal dhig u yihiin horumarka la gaaro. Maanta waxaa jira baraarug ah inay afafku door wayn ka qaataan ladnaanshaha, hubinta ...
Read More »Monthly Archives: February 2021
Qisada nololeed ee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.
MUQDISHO (HN) — Wuxuu ahaa sheikh caan ah iyo xubin kamid ah Majmaca Culimada Somaaliyeed. Burburkii dalka iyo waqtiyadii adkaa ee waddanku soo maray, wuxuu qeyb ka ahaa dacwada iyo faafinta qeyrka iyo samaha. Dad badan, laakiinse, waxay ku barteen kitaabadii uu ka aqrin jiray Radio Muqdisho iyo Telefishanka Qaranka Somaaliyeed halkaas oo sannadihii dhawaa uu kaga soo muuqan jiray ...
Read More »Sababta Dhalinyaro Muslimiin ah u soconayaan ‘nus malyuun tallaabo ah’!
MUQDISHO (HN) — Arday da’yar Muslimiin ah oo ku nool Canterbury, Kent, ayaa socday 500,000 oo tallaabooyin ah – dadaal ay ku doonayeen inay deeq ugu ururiyaan keydka cuntada si loo haqabeeliyo carruurta la jarmaadaysa gaajada aroor walba. “Naadiga Dhalinyarada Canterbury waxay ku bilowdeen 15 xubnood, waxay isku taageen inay taakulo u raadiyaan carruurta da’yarta ah ee subax walba ku jarmaada ...
Read More »Maalinta Raadiyaha Caalamka.
MUQDISHO (HN) — 13 Febraayo sannad kasta waxaa la xusaa doorka Raadiyuhu ugu fadhiyo bulshada iyo sida loogu diirsaday adeegga warbaahineed oo uu ku yeeshay ilbaxnimada iyo xiriirka umaddaha. Hal-ku-dhegga sannadkan, waxaa loo qaatay; New World, New Radio oo la micno ah Duni cusub iyo Raadiyo cusub. Warbaahintu waa ikhtiraacaadkii ka hirgalay dunida qarnigii tagay bilowgiisa kaas oo si weyn ...
Read More »Maxaa laga og-yahay Doorka Dhaqaatiirta Shisheeye ee Dalka ku sugan?!
MUQDISHO (HN) — Dhinaca togan oo tusaale nool u ah sida dalkani tagtadii ragaadisay uu uga soo kabanayo waxaa laga fahmi karaa kororka tirada dhaqaatiirta ajaaniibta ah ee dalka ku sugan kuwaas oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay qeyb ka ahaa bahda caafimaadka dalka gaar ahaan caasimadda Muqdisho. Wax la dheereysto in badan siima noqoneyso aragtida isbitaal walba oo la ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Wax-barashada.
MUQDISHO (HN) — Wax-barashadu waa xaq insaani ah; mas’uuliyad iyo sharaf naga wada dhaxaysa. Kal-fadhiga Guud ee QM, ayaa 24 Janaayo sannad kasta u aqoonsaday Maalinta Caalamiga ah ee Wax-barashada si loogu dabaal-degga kaalinta tacliintu kaga jirto nabadda iyo horumarka. Helid la’aanta fursado wax-barasho oo loo siman yahay, waxay xagal-daacinaysaa dadaallada dalal badan ay ugu jiraan ciribtirka saboolnimada. Maanta, 258 ...
Read More »Militariga South Afrika oo laga ‘oggolaaday’ Xirashada Xijaabka.
MUQDISHO (HN) — Tallaab loogu yeeray mid taariikhi u ah Muslimiinta ku jira Xoogga Dalka Koofur Afrika, Haweeneyda lagu magacaabo Fatima Isaacs, ayaa ku guuleysatay in gabdhaha ku jira ciidanka loo ogolaado qaadashada xijaabka. “Waxaan ku faraxsanahay in natiijada kiiskii na hor yiilay uu kusoo idlaaday guul, waxaana uga mahad-naqayaa bahda nagala shaqeysay suuragelinta,” ayay u sheegtay Cape Times. “Waxaanu ...
Read More »Masjid kuwa ‘Gaajada la jiifa’ siinaya Cunnooyin.
MUQDISHO (HN) — Masjidka Bristol, isaga oo kaashanaya urur kaalmeeya magan-doonayaasha, wuxuu cunnooyin bisil la gaaraya qoysaska danyarta ah “Masjidka Easton Jamia wuxuu mar walba safka hore kasoo gaala gurmadka iyo u fidinta gacan aadminimo bulshada kuweeda baahan,” ayuu yiri Abdul Malik, oo hoggaanka u ah Guddiga. “Waxaan si dhow ula shaqeyna ururrada bixiya deeqaha cunnooyinka si aan kaalinteenna uga ...
Read More »Taariikhda iyo Wax-ku-oolnimada Hidde-sidaha DNA.
MUQDISHO (HN) — Duni tuhunka iyo dhayalsiga xaqiiqooyinka ay mararka qaar halis iyo sumcad-dil ku keeni karaan nolosha iyo sirooyinka ka dhaxeeya qoysaska ama laba wada dhashay, hidde-siduhu wuxuu noqonayaa midka ugu habboon iyo toobiyaha saxda ah ee lagu kala ogaan karo xaqiiqada. Waxaana uu u muuqda mid kamid ah iqtiraacaadka ka hirgalay adduunyada si weynna looga mahdiyay. Hiddesidaha afka ...
Read More »Maxaa kala duway LABADA 8 FEBRAAYO?!
MUQDISHO (HN) — Xabadaha iyo bululeerada loo ridayo dabaal-dega iyo gaadiidka ciidanka dowladda oo magaalada ku xiimaya – halkaas oo shacab badan ay iskaga tallaabayeen degmo ka degmo waxay ahayd dhacdo afar sano kahor taariikhi ah oo aan horay uga dhicin caasimadda. Maanta, isla dhacdadaas oo kale ayaa laga fishay caasimadda inay mar labaad ka dhacdo – hubaashiina qaar badan ...
Read More »