Moscow (Himilonetwork) – Xilli la filayo in 100,000 oo Muslimiin taageerayaal ah ay isugu yimaadaan qabashada Koobka Adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka, FIFA ayaa qorsheyneysa in qeybtaas kamid ah bulshada jecel kubadda cagta ay arkaan meel baahiyahooda ruuxiga ah loogu oofiyo sida helidda cunno xalaal ah, goobo lagu dukado iyo gooreynta waqtiga ugu habboon oo ay ku gudan ...
Read More »Monthly Archives: March 2018
Masaabiir ayay ka billowday Ganacsiga, Maantana waa Milyan-dheer
Muqdisho (Himilonetwork) – Waxa ay noqotay haweenayda ugu taajirsan dalka Uganda iyo qofka labaad ee ugu hodansan dalkaasi oo dhan sida ay qortay majaladda Forbes ee ka faaloota dadka hodanka ah ee adduunka. Markii koox ka socota BBC Somali ay ku booqdeen fadhigeeda magaalada Kampala, wax kasta oo ay arkeen waa wax ka marqaati kacayay taajirnimadaas lagu sheegay Aamina Xirsi ...
Read More »Weeraro lagu hayo Masaajidada iyo xarumaha ay leeyihiin Muslimiinta Sri Lanka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Dalka Sri Lanka ayaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah, kadib markii ay sii kordheen rabshadaha xoogan ee u dhaxeeya Muslimiinta laga tiro badan yahay iyo dadka Budiistaha ee dalkaasi ku badan. Madaxweynaha dalka Sri Lanka Maithiripala Sirisena ayaa dalka kusoo rogay xaalad deg deg ah ,kadib markii ay kordheen weerarada xoogan ee kooxaha budiistaha ku qaadayaan ...
Read More »Marka aad la faqdo Fekerka fayow.
Muqdisho (Himilonetwork) – Fekerku waaa waxa ugu weyn ee dad, dawladd iyo bulsho isku heer ah kala sareysiiya, waa kan sumcadda kugu sunta, aad ayuu u fudud yahay balse dhaqan gelintiisa ayaa adag, waana illinka fursadaha. Gafafka mira dhalinta fekerka lagu galo waa kuwo ka faa’iido badan kuwa aan shin dhaladka aheyn, waa furaha daaqad walbaa si aan u beddelno ...
Read More »Masjid Ganaax ku mudan doona Aadaanka Salaadda
Sweden (Himilonetwork) – Masjid ku yaalla dalka Sweden ayaa wajahaya cadaadis kii ugu xooganaa markii loo tilmaamay inuu ganaax ku mudan doono yeermada Aadaanka Salaadda. “Ma fileynin in sharcigan oo kale loo baahnaan doono mar kale,” Imam Ismail Abu Helal ayaa u sheegay Swedish Radio. Bulshada Muslimiinta ee ku nool Växjö ayaa kol hore qabsaday dareenka warbaahinta kadib markii Aadaanku noqday mid ...
Read More »Sida Hodonkeenu u kaabi karo Saboolkeenna
Muqdisho (Himilonetwork) – Aadamiga waxa lagu masaalaa Macdanta oo kale oo magaca guud uun u dhaxeeyo, sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. Balse kala sarreeya, kalana qaalisan. Ina aadan waa sidaas oo kale, magaca ‘Dad, Insaan iwm. waa ay wadaagaan, laakinse waxay ku kala sarreeyaan heerarka nolasha. Qaar ayaa heegada sare ka gurta miraha, halka kuwa kalane ay dhuuni ...
Read More »20-jir ku guuleystay Tartanka Qur’anka Sannadlaha ee Nigeria.
Lagos (Himilonetwork) – Wiil 20-jir ah oo ayaa ku guuleystay tartanka Qur’anka sannadlaha oo ka dhacay Katsina, waqooyiga dalka Nigeria – xilli madax-weynaha dalkaas uu Muslimiinta ugu yeeray inay qowlka Alle u adeegsadaan sida uu farayo. “Dhammaan diimaha Samaawiga ahi waxay na barayaan inaan ku wada noolaanno nabad iyo ixtiraam,” ayuu yiri madax-weyne Muhammadu Buhari. “Way iska cadahay inay Qur’anka yahay maaxda ...
Read More »Muslimiinta Burundi oo helay Tarjamadii ugu horreysay Qur’anka.
Burundi (Himilonetwork) – Dadaal ay sameeyeen Ururka Muslimiinta Burundi ayay ku guuleysteen inay soo saaraan tarjamada Qur’anka oo ku qoran afka Kirundi oo ah mid kamid ah labada luqadood ee rasmiga ah oo looga hadlo dalkaas. “Taniyo markii diinta Islaamku soo caga-dhigatay dalkani, waa tallaabtii ugu horreysay oo muhiimad weyn inoo leh inaan ku guuleysanno,” Sheikh Sadiki Kajandi, oo ah guddoomiyaha Ururka ...
Read More »Khilaafka Canshuurta ee Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya
Muqdisho (Himilonetwork) – Canshuurtu waa lacag xadidan oo dowladu ey ku soo rogto muwaadiniinta si ay wax ugu biiriyaan dakhliga dowladda. Waxa ay dowladdu u qaadaa canshuurta in ay ku dabbarto qarashaadka ku baxa hey’adaha kala duwan ee dowlada ama in ay ku fuliso mashaariic horumarineed iyo adeegya kale sida caafimaad iyo waxbarsho. Canshuurta Soomaaliya waxaa loo qeybin karaa dhowr ...
Read More »