Monthly Archives: March, 2018

La kulan – Gabadhii ku heestay 102 Luqadood oo kala duwan.

Dubai (Himilonetwork) - Suchetha Satish, oo ah gabar Hindi ah oo ku nool dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaan dhawaan Buugga Guinness World Records ku gashay noqoshada...

Marooko oo laga mamnuucayo adeegsiga Bacda ‘balastikada’.

Rabat (Himilonetwork) - Dalka Marooko waxaa laga mamnuucay bacda - balastikada - oo ah dalka labaad ee ugu isticmaalka badan bacda kaddib dalka Maraykanka,...

Daawo Indhoole beeray in ka badan 10,000 oo geedo ah!

Muqdisho (Himilonetwork) - Dunida ka baxsan Soomaaliya waxaa laga heli karaa tusaalayaal cajiib badan kuwaas oo inaan wax ka barano ay muhiim tahay. La kulan...

Muxajabad doonaysa inay fuusho Buurta ugu dheer Adduunka ee Mt Everest.

Qaahira (Himilonetwork) - Gabadh ku nool dalka Masar ayaa dooneysa noqoshada gabadhadii ugu horreysay oo Carab-Muslimad ah oo gaarta Buurta Mt. Everest oo ah...

Tareenkii ugu horreeyey oo ka howl-galaya Makka iyo Madiina.

Makka (Himilonetwork) - Tareenka xawaaraha leh  oo loogu yeerayo Haramain ayaa la filayaa inuu sannadkan howlgalo, sida uu sheegay Nabil Al-Amoudi, oo ah wasiirka socdaalka Sucuudiga. "Howshiisu waxay soo...

La kulan: Ninka – Kahor intuusan Quraacan – Subax kasta Quraac siiya Masaakiinta.

Hyderabad (Himilonetwork) - Mohd Sujathullah, oo arday Hindian barta farmakoolojiga ah wuxuu maalin kasta cunno u qeybiyaa danyarta isugu timaada Isbitaallada magaalada Hyderabad, dalka...

Rwanda oo laga mamnuucayo Aadaanka Salaadaha.

Kigali (Himilonetwork) - Dowladda Rwanda ayaa dalkeeda ka mamnuucday in aadaanka salaadaha loo adeegsado codbaahiyaal dheerdheer gudaha caasimadda Kigali. Marka loo eego dowladda, tallaabadani waxay...

Merkel – “Islaamku waa qeyb kamid ah Jarmalka.”

Berlin (Himilonetwork) - Ka fal-celinta hadal kasoo yeeray wasiirka cusub ee Jarmalka,  Chancellor Angela Merkel waxay Islaamku ku tilmaantay qeyb kamid ah dhaqanka Jarmalka. "Muslimiinta iyo...

Ceelkii Cusmaan ibnu Cafaan oo wali Biyo laga cabo!

Saudi (Himilonetwork) - Magaalada Madina al-Munawarah oo caan ku ah dhowr ceelal oo ka qodan kuwaas oo xiriir la leh socdaalladii uu Suubanaha ku...

Sababaha Xaaladaha Furriinka Dalkeenna

Muqdisho (Himilonetwork) - Furriinka waa kala taga lamaanayaasha isqaba iyada oo loo marayo si sharci ah oo rasmi ah.Waa marka labada qof ama mid...

Most Read