Monthly Archives: March, 2018

Atariisho Hindi ah oo Islaamtay.

Delhi (Himilonetwork) - Atariishada shaashadaha Hindiya, Dipika Kakar, oo diinta Islaamka kusoo biirtay kahor inta aysan guursan atooraha  Shoaib Ibrahim, ayaa sheegtay inay ku faaneyso inay...

Kuuriya oo kordhinaysa goobaha ay ku cibaadeystaan Dalxiisayaasha Muslimiinta ah.

Seoul (Himilonetwork) - Dowladda Koofur Kuuriya ayaa shaacisay qorshe ay ku dhiseyso dhowr meelood oo ay ku cibaadeystaan dalxiisayaasha Muslimiinta si ay u fuliso...

Maxaabiistii – Jahliga iyo Xabsiga – mar qura ka xoroobay!

Delhi (Himilonetwork) - Gacan-ku-dhiiglayaasha iyo af-duubatada kuwaas oo aan qabin dareen argagax leh oo la xiriira xukun-sugistooda, hadda waxay ku shamuumayaan buugaagta u taalla...

Kufsi-wadareedkii ugu xumaa ee Dunida soo mara.

Berlin (Himilonetwork) - Intii u dhaxeysay bilihii Janaayo iyo Agoosto sannadkii 1945-kii, dadka Jarmalka waxay indhahooda ku arkeen dhacdadii ugu xanuunka badneyd kufsi-wadareedka taariikhda...

La kulan – Naqshadeeyaha Marada Madow ee Kacbada ku dadan.

MAKKA (Himilonetwork) - Mokhtar Alim Shaqdar waa naqshadeeyaha ama farshaxamiistaha rasmiga ah ee Kiswa - oo ah marada madow ee lagu dado Kacbada Barakaysan....

Sawirrada Noloshii hore ee Yaasir Carafaat oo la helay.

Muqdisho (Himilonetwork) - Fogaan-aragga al-Carabiya ayaa baahiyay sawirrada hoggaamiyihii hore ee Falastiin, AUN Yaasir Carafaat oo la sawiran walaashiis Khadeejah iyo walaalkiis Fathi. Macadda goortii sawirradan...

Cajiib – Dhaqaatiir iska diiday in Mushahar kordhin loo sameeyo.

Quabec (Himilonetwork) - Dhaqaatiirta dalka Kanada waxay la tahay inay helaan mushaar ka badan inta ay u baahan yihiin. In ka badan 600 oo dhaqaatiir...

3000 oo Qof oo kusoo Islaamay Dubai.

Dubai (Himilonetwork) - In ka badan 3000 oo qof oo ka kala soo jeeda 69 dal oo dunida oo dhan ah ayaa kusoo muslimay...

Bolivia – Marka Mas’uulku gudan waayo Mas’uuliyaddiisa.

La Paz (Himilonetwork) - Inta badan dalalka, waddada kaliya oo shacabku ku ciqaabi karaan siyaasiyiinta iyo shaqaalaha rayidka xil-gudasho la'aantooda, waa inaysan siinin codkooda...

Muslimiinta Ruushka oo kor usii dhaafaya 25 milyan.

Jejniya (Himilonetwork) - Taniyo bartamihii qarniga 7aad oo ah markii ileysku gaaray gobalka Caucasus, Islaamku wuxuu si xawli ah ugu fiday dhulweynaha Ruushka - isaga...

Most Read