crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 2017 | HimiloNetwork | Page 15

Yearly Archives: 2017

Sida loogu aflaxay Mashruucii Ol’olaha Horumarinta Reer Miyiga.

Muqdisho (Himilonetwork) – Guulaha ilaa iyo maanta muuqda ee dowladnimadii burburtay ee Soomaaliya laga dhaxlay waxaa had iyo jeer dib loogu celiyaa wax-qabadka Xukuumaddii Kacaanka ee Jaalle Siyaad Barre. Kahor af-ganbigii dhacay sanadkii 1969-kii, waddanka kama jirin horumar la taaban karo oo laga sameeyey kaabayaasha nolosha. Habka siyaasadeed ee waagaas oo ku sifeysnaa musuqmaasuq iyo qabyaalad iyo dadka oo aan ...

Read More »

Jawaabtii Aung San Suu ee Xasuuqa Muslimiinta Rohingya oo dunida laga canbaareeyey

New York (Himilonetwork) – Kadib toddobaadyo xiriir ah oo ay ka baaqsatay inay ka hadasho xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma, Aung San Suu Kyi waxay jeedisay khudbaddii ugu horreeyey oo la isku maandhaafay – taas oo ay canbaareeyeen madaxda caalamka, “Waxaan marar badan u sheegnay madaxda Burma inay dib ula noqdaan muwaadiniintooda ay xasuuqa kaga soo qixiyeen dhulkooda,” RW dalka Bangladesh, ...

Read More »

Daawo – Taariikhda Axmed al-Shaqiri.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida Muslimka dadka raadadka kaga tagaya ee Umadda Islaamka qudwo fiican u noqday waa da’yarka Carbeed ee Ahmed Mazin al-Shuqairi kaas oo ku caan baxay barnaamijka Khawatir ee bixi jiray Ramadaan kasta. 11 sano ayuu soo waday kahor inta uusan sanadkii 2015-ka ku dhawaaqin inuu joojiyay. Hadaba waa kuma Ahmed? Halkan ka daawo taariikhdiisa iyo guulaha uu ...

Read More »

Maqaal – Fir-fircoonidu waa Fayoobi!

Muqdisho (Himilonetwork) – Fir-fircoonidu waa u heelanaanta shaqa kasto iyo soo hindisidda hal-abuur cusub si joogta ah taas oo ka imanaysa shaqsiyaad, urur gaar ah ama bulsho wada jirta. Howl u fir-fircoonaantu waxa ay hiil u tahay caafimaad qabka qofka, hawl-karimada iyo fayoobida waxaa ka dhaxeeya xiriir la isa suro. Dadka ayaa u kala carboon howl qabashada, isku sina uga ...

Read More »

Facebook oo lagu eedeeyey in xasuuqa Muslimiinta Rohingya ku diidan tahay in lagu muujiyo barteeda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Geyfanayaasha iyo kooxaha xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeeyey facebook inay post-yadooda muujinaya xasuuqa ka dhanka ah Muslimiinta Rohingya ka xayirtay, sidaas waxaa lagu yiri warbixin ay qortay The Daily Beast. “Waxaan ahay qof inta badan wax ka qora arrimaha ku saabsan dhibaatada heysata Muslimiinta Burma,” Rahem nin kusoo gaabiyay magaciisa – sababo amni awgeed – ayaa u sheegay The ...

Read More »

Jeed-jeedsiga Jeenyo iyo Jilicsanaanta Xiriirka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Todobo bil gudahood ayay kooxda LLPP Jeeyo labo mar ku dhawaaqday in ay iskaga baxday labada tartan ee ugu xiisaha badan kubadda cagta Soomaaliya. Bishii Maarso ee sanadkan ayay aheyd markii ay ku dhawaaqday in ay ka baxday tartanka horyaalka heerka koobaad oo markaas marayey halkii ugu xiisaha badnaa. In kasta oo kooxdu markaa aysan seegin kulan ...

Read More »

Nin 145 Shahaado Jaamacadeed ah ku hantay muddo 30 sano ah.

Delhi (Himilonetwork)  – Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay 145 degree jaamacadeed ah 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Mana lahan qorshe uu ku joojiyo wax-barashada waqtiga nolosha uga dhiman. Safarka tacliintiisa wuxuu ku bilowday halgan adag. Wuxuu ahaa mid aan dheehin dhugashada habboon ee wax-barashada, wuxuuna ku dhacay imtixaanno iyo mashruucyo badan. Markii ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!