Daawo – Taariikhda Axmed al-Shaqiri.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida Muslimka dadka raadadka kaga tagaya ee Umadda Islaamka qudwo fiican u noqday waa da’yarka Carbeed ee Ahmed Mazin al-Shuqairi kaas oo ku caan baxay barnaamijka Khawatir ee bixi jiray Ramadaan kasta. 11 sano ayuu soo waday kahor inta uusan sanadkii 2015-ka ku dhawaaqin inuu joojiyay.
Hadaba waa kuma Ahmed? Halkan ka daawo taariikhdiisa iyo guulaha uu u horseeday dunida Carabta iyo caalamka Islaamka.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!