crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2017 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: November 2017

14 November – Maalinta Caalamiga ee Cudurka Macaanka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-degaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii si looga fal-celiyo halista cuurka Macaanku ku hayo caafimaadka ina Aadan. Si kastaba, Maalintan waxay rasmi ahaan u noqotay ...

Read More »

Aokigahara – Keynta Geerida ee la isku delelo dhexdeeda!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob geeriyaad. Qofna ma oga dhab ahaan inta nolol ee ku hoos dhintay geedaha keynta, hayeeshe inta laga helay ayaa farriin argagax ...

Read More »

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa fagaaraha Vatican Square kula faltamay Pope John Paul II. Wiilkiisa, Yousuf Deedat wuxuu ugu yeeraa “Xiddiga Masrixiyadda.” Hayeeshe, halka ...

Read More »

Sahan – Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!

Muqdisho (Himilonetwork)- 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku dul babanayaan habeenkii oo dhan. Sobthawee Boonkua, oo ku nool Tambon Nai Muang, gobalka Chaiyaphum wuxuu u baxay inuu soo fiiriyo hooyadiis wuxuuna go’aansaday inuu habeen la hoydo. Ka cabsashada inuu awoodi waayo helidda hurdo macaan, ...

Read More »

Lamaane 2 toddobaad kadib arooskooda ku kala tagaya arrin xasaasi ah!

Qaahira (Himilonetwork) – Haweeney 28-jir Masar u dhalatay ayaa raadinaysa dalaaq ama furriin kadib laba toddobaad un oo ay is qabeen seygeeda – iyada oo ku eedeynaysa qabashada howlaha dumarnimo ee guriga. Seyga oo 31-jir ah wuxuu leeyahay xarun ganacsi. Balse maadaama uu u wakiishay dad uga shaqeeya, waqtigiisa ugu badan wuxuu ku qaataa guriga isaga oo howlaha la qabanayo ...

Read More »

Aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga wiilkiisa!!

Muqdisho (Himilonetwork) – Wax cafintu ma ahan mid ku xiran caqiido diimeed, dhaqan umadeed iyo wixii lamid ah. Waa arrin ama mas’alo insaani ah oo qofku kaga xoroobo ciriiriga ka heysta qalbiga una ogolaada inuu liibaan ku noolaado. Mid kamid ah dadka sida la yaabka leh u cafiyay dadkii ku gaboodfalay waa aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga ...

Read More »

Muslimiin ku tukaneysay fagaaraha Clichy oo fal cunsurinmo ah lagula kacay

Paris (Himilonetwork) – Qiyaastii boqol  ka mid ah siyaasiyiinta Faransiiska ayaa isugu soo baxay wadooyiinka magaalada ku taalla duleedka Paris iyagoo ka cabanaya dad Muslimiin oo ah salaadii jimcaha ku tukaday goob fagaara ah. Siyaasiyiintan oo xirnaa dhar leh midibo kala duwan ayaa waxa ay ku luuqaynayeen heesta astaanta qaranka . Dadkan dibad baxa dhigayay ayaa waxa ay carqaladeeyeen dad ...

Read More »

Qormo – Dal-jir Dadkiisa ka didaya miyaa Dalkiisa dhowri kara?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Waqtigii halganka, dadku waxa ay ugu jeclaayeen ninka ama qofka qoriga sita ee difaacaya xorriyaddii dalka u baahnaa, Maadaama uu xilligaasi dalka ku jiray in uu madax banaani ka qaato gumeystiyaal Reer Yurub ah. Gobollo badan, askarta ayaa laga xun yahay muuqaalkooda. Umadda Soomaaliyeed  inteeda badan waxa ka muuqata in aanay wax fahan  iyo aqoon ama abaal ...

Read More »

Saameynta Maandooriyuhu ku hayo Nolosha Jiilka Maanta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maandooriyuhu kaliya ma saameynayo shaqsiyadda, hayeeshe wuxuu sidoo kale raadeyn karaa qoysaska, shaqooyinka, caafimaadka qofka, habka daryeelka caafimaadka, bulshada deegaanka iyo mujtamaca guud ahaan. Adeegsiga qaldan ee aalkolada iyo isticmaalka dawooyinka aan kusoo bixin talada dhaqtarka waxay araxda jebisaa bulshada oo natiijada ka ratibanta ay kamid tahay wax soo saarka shaqada oo hoos-u-dhaca, qarashka daryeelka caafimaadka oo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!