Monthly Archives: November, 2017

25 Nov – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Rabshadaha ka-dhanka-ah Haweenka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee cirib-tirka rabshadaha ka-dhanka ah haweenka waa waxaa loo dabaal-degaa 25 Nov sanad kasta si la iskugu baraarujiyo dhibaatooyinka...

Muslimiinta Faransiiska oo aan in badan kusii tukan doonin waddooyinka Paris.

Paris (Himilonetwork) - Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa sheegay inay ka joojin doonaan Muslimiinta ku tukashada waddooyinka waaweyn ee caasimadda Paris - isaga oo...

21 Nov – Maalinta Caalamiga ee Telefishanka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Garwaaqsiga saameynta kordhaysa oo fogaan-aragyadu ku leeyihiin go’aan gaarista iyo jiheynta dareen weynaha caalamka ee ku foolan xasaradaha, nabadda iyo amniga...

Sheekada Mohamed Bzeek – Xanaaneeyaha Carruurta laga quustay noloshooda!

California (Himilonetwork) - Mohamed Bzeek, oo ah 62-jir Muslim ah oo ku nool California ayaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu waqtigiisa ku bixiyay...

Daawo Maqaayad aan lacag kaaga baahnayn marka aad wax ka cunto!

Muqdisho (Himilonetwork) - Halkan ka daawo maqaayad aan kaaga baahnayn lacag si aad waxa uga cunto. Kaliya waddada kaliya oo aad u baahan tahay...

Maqaayad qarash cuntadeeda lagu bixiyo qashinka bedelkii lacagta!

Muqdisho (Himilonetwork) - Maqaayad aan caadi ahayn oo ku taalla Semarang, dalka Induniisiya waxay ku jirtaa howl-gal ay dadka xaafadda oo faqrigu la fadhiistay...

Muslim Danyarta u furay Frinjiyeer ay Cunnooyinka kala baxaan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Muslim kasoo jeeda degmada Paisley, dalka Scotland ayaa sameeyey firinjiyeer bilaash loogu rido cuntada si loogu deeqo dadka danyarta - isaga oo...

Daawo Jaamacaddii ugu horreysay ee Dunida laga dhiso.

Muqdisho (Himilonetwork) - Halkan maanta hirashada iyo ku dayashada dhanka ilbaxnimada laga eegto dunida Galbeedka, waxaa jira waqti Galbeedku dunida Muslimka kasoo doonan jiray...

Sababta aan ugu baahannahay inaan dhoolla-caddeyno!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaynu qarash ku bixinaa lacag badan sanad kasta kaliya si aan iskugu dayno inaan hubsano caafimaadkeenna. Qaadashada cunno bisil, booqashada dhaqaatiirta,...

Sababta aan Saaxiibo ugu baahannahay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Mid kamid ah tiirarka ugu muhiimsan balse si liidata looga fahmay xerada cilmiga kasmo-nafeedka waa doorka saaxiibadu ku leeyihiin nolosheenna. Wax...

Most Read