Monthly Archives: November, 2017

19 November – Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha.

Muqdisho (Himilonetwork) - Taniyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha si loo asteeyo baraaruga...

Wasaqeynta Deegaanka – Halis Mugdi gelinaysa Mustaqbalka Beritto!

Muqdisho (Himilonetwork) - Wasaqowgu waa mid kamid ah dilayaasha dunida ugu waaweyn kaas oo saameynaya in ka badan 100 milyan oo qof. Taasi waxay...

Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!

Washington (Himilonetwork) - Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho...

Dhaqaatiir Muslimiin ah oo daryeel caafimaad oo bilaash ah u fidinaya Danyarta Maraykanka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Siinta tusaalaha habboon ee farriinta Islaamka iyo daryeelka dadka xanuunsan, dhaqaatiir Muslimiin ah ayaa xarunta al-Shifa ee magaalada San Bernardino waxay ku daweyn jireen...

Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta...

Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u...

Akhriso : Ereyo Ama Oraahyo Jaceyl oo Xikmado badan Xumbaarsan

Muqdisho (Himilonetwork) - Maanta waxaan doonayaa Mudanayaal iyo Marwooyin in aan shacabka Soomaliyeed intooda wax akhisa u soo bandhigo Oraahyo ama Weedho Xikmado badan...

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho (Himilonetwork) - Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay...

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho (Himilonetwork) - Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa...

Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!

Muqdisho (Himilonetwork) - 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan...

Most Read