Muqdisho (Himilonews) – Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyey oo lagu maamuusayey sanad-guurada 4aad ee idaacadda Mustaqbal ayaa ka dhacday magaalo-madaxda dalka ee Muqdisho—halkaas oo qeybaha kala duwan ee bulshada, madax ka socota dowladda dhexe, ururrada bulshada rayidka iyo bahda war-fidiyeenka ay ka qeyb-galeen. Fanaaniinta hobollada Deegaan ayaa madasha ka qaaday heeso wadani iyo guubaabo nabadeed isugu jira. Guddoomiyaha ...
Read More »Monthly Archives: March 2016
Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?– Maxammuud C. Geeldoon
Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) – Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su’aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoonisweydaarsi ku saabsan aafada ummaddeenna Soomaaliyeed halakaysay iyo barta ay tahay inaynu maanta ka abbaarro. Maxaa colaadaha sokeeye kiciya, ...
Read More »Aqoon-yahan Japaniis ah oo gabdhaha dalkaas ugu baaqay inay wax dhalaan oo su’aalo la weydiinayo
Tokyo, Japan (HIMILONEWS) – Waaxda saraakiisha waxbarashada ee dalka Japan ayaa baaritaan bilaabay kadib markii maamule iskuul uu boqollaal gabdhood oo ardaydiisa ah ku waaniyay in kahor intaanay sii guda-galin marqaati-yada sare ee jaamacadda ay habboon tahay inay hal ama ka badan oo carruur ah dhalaan. Hisao Terai, oo ah maamulaha dugsiga sare oo Osaka ku yaalla, ayaa gabdho ku ...
Read More »Waalidiin da’yar oo iibsaday cunuggii ay dhaleen oo 2-toddobaad jir ah si ay u gataan iPhone iyo mooto
Beijing, China (MUSTAQBALRADIO) – Nin ayaa u kacay dhinaca booliska si uu u war-geliyo lamaane da’yar oo iibiyay cunuggoodii laba toddobaad jirka ahaa. Booliska Shiinaha ayaa u xiray lamaanahan inay cunuggoodii yaraa ay ka iibiyeen nin ay kula kulmeen baraha kulanka bulshada. Aabaha oo lagu sheegay Duan oo 19-jir ah, wuxuu bartiisa kulanka bulshada ku qoray inuu doonayo in cunuggiisa ...
Read More »Nimcada Islaamka: Hoteelkii Reer Aaqireedka–dadka dhintay hoteelkooda
San Francisco, USA (HIMILONEWS) –Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan arko (Hoteelka Meydku Deganyahay) ee ku yaal Qubuuraha magaalada San Diego, Gobolka California ee dalka Maraykanka.. Daarta dabaqyada ah ee sawirkeeda aad aragto waa Hotel, mase aha hoteelada aad taqaaney ee qolalka la kireysto leh, dad ...
Read More »Tumaalnimo: wax ka badan xirfad iyo shaqo!
Muqdisho (Himilonews) – Maalintii ku dhawaad laba bilyan oo dadyowga caalamka kamid ah oo Muslimiin ah ayaa aqrista aayadaha Qur’anka kamid ah iyaga oo Alle ugu dhawaanaya aqriskiisa. Balse in badan oo kamid ah aqriska Qur’anka wuxuu ugu fadhiyaa oo kaliya ajar-doonis. Mana hayaan macno ka duwan oo ay ku sifeystaan macaanidiisa. Taasi waa dhinaca ay caamada badan oo Muslimiin ...
Read More »Dad nolosha lagu gubay kadib tuhun laga qaaday fal ay ku kici jireen
Lilongwe, Malawi (Himilonews) – Bileyska ayaa baaritaan kula dhaqaaqay dilka dad rayid ah oo aan wax galabsan oo ay nolosha ku gubeen koox careysan oo qowleysato ah bartamaha magaalada, sida laga soo xigtay bileyska Malawi. Bileyska Nsanje ayaa sheegay in toddobada dhibane lagu soo eedeeyey inay sixir iyo faal ku kici jireen kadib kolkii lagu helay iyaga oo keydsanaya lifaha ...
Read More »Wax kaga faham noloshaada waaya’aragnimada Waayeellada
Muqdisho (Himilonews) – Noloshu waa hadiyad sanku-neeflaha iyo noolaha oo dhan Alle hibo uga dhigay. Noloshu waa isu-geynta daqiiqadaha waqti ee cimrigaada. Waana gabagada, noloshaada waxa ku tirsama cimrigaada ee ma ahan sanadaha waxa ku tirsamay noloshaada. Noloshu ma ahan inaad naftaada hesho ee waa inaad naftaada wax la abuurato. Noloshu faham ahaan waxay riyo u tahay qofka caaqilka ah: ciyaar ...
Read More »Dhaqaatiir 128-xabo oo kiniiniyo daroogo ah kasoo saaray caloosha ninkii siday
Muqdisho (Himilonews) – Nin ayaa loo xiray danbi ah inuu daroogada kaganacsado kadib markii lasoo tebiyay inuu 128—xabo oo kiniini daroogo ah uu liqay si uu sharci darro ugu daabulo gudaha dalka Imaaraatka Carabta, sida laga soo xigtay bileyska. Bileyska Ras al-Khaimah ayaa sheegay inay xireen daroogiiste magaciisa lagu soo koobay AKK kadib markii lagu soo eedeeyey inuu daroogo uu ...
Read More »Booqashada Obama ee Masjidka Baltimore sawir ceynkee ah ayay direysaa? Muxuuse noqon doonaa mustaqbalka Muslimiinta Ameerika?
Washington USA (Himilonetwork) –Kadib codsiyo badan oo kaga imaanayey Madaxweyne Obama muwaadiniinta Muslimiiinta Maraykanka oo ku saabsan inuu booqasho madaxweynanimo si rasmi ah ugu yimaado, 3-dii bishan ayuu kaga jawaabay inuu kal-fadhi kula yeesho Masjidka Baltimore oo ah xarunta Bulshada Islaamka ee Maraykanka. Sabah Muktar oo jaamacadda Maryland ee Baltimore ka dhigata culuumta caafimaadka, oo la siiyay inay ereyga soo ...
Read More »