crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Nimcada Islaamka: Hoteelkii Reer Aaqireedka–dadka dhintay hoteelkooda | HimiloNetwork

Nimcada Islaamka: Hoteelkii Reer Aaqireedka–dadka dhintay hoteelkooda

San Francisco, USA (HIMILONEWS) –Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan arko (Hoteelka Meydku Deganyahay) ee ku yaal Qubuuraha magaalada San Diego, Gobolka California ee dalka Maraykanka..
Daarta dabaqyada ah ee sawirkeeda aad aragto waa Hotel, mase aha hoteelada aad taqaaney ee qolalka la kireysto leh, dad noolina degganyihiin.. Kani waa hoteel khaanado qaboojiyayaal ah, oo ay ku jiraan, meydad dad gaala ah oo lacag lahaa, oo ka dar daarmay lacagtooda in loogu adeego, halkaasna la jiifiyo, lagu hayo! Ilaahow adaa mahad leh oo gaalnimo naga badbaadshey.. Gaalnimo wax ka xumi ma jiraan.
Isha: Himilonews.com
Waxaan kasoo xiganay bogga Shiikh Maxamed Idriis.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!