crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork | Page 80

Wararka

5 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Muqdisho (Himilonews) – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna  waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar la yiraahdo la’aanta umulisooyinka, ifka ama adduunyada laguma yimaadeen sahal. Taasina waa baraarug caalami ah oo loo wada oggol ...

Read More »

Opinion – Mustaqbal without Kobciye!

Mogadishu (Himilonews) – Media do usually celebrate not more than its annual anniversary – but one does! And that is Mustaqbal Media Co-operation. On 3th May every year since 2015, MMC used to celebrate the anniversary of Kobciye program that was being aired for the last three years – and today its third anniversary is held not only for those ...

Read More »

3 May – Maalinta Xurriyadda Saxaafadda

Muqdisho (Himilonews) – Sanad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta dunida; loogana difaaco weerarrada ku foolan madax-bannaanidooda iyo in ugu danbeyntii tacsi loo diro ehellada suxufiyiinta u geeriyooda gudashada waajibaadkooda. Maalinta Caalamiga ee Xurriyada Saxaafadda waxaa sanadkii 1993 ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud ee QM kadib talo ...

Read More »

Tusmada laga qaato Shaqsiyaadka Xanaaneeya Bisadaha

Muqdisho (Himilonews) – “Yaanyuuraha sida aad aragto waa wehel; marka labaadna cayayaannada ayay waardiye kaaga noqdaan. Wax kugu soo dhawaanaya malahan – Masba Allaha ka dhigee.” Faalladaas waxaa bixinaya Ali Adan, oo ah xanaaneeye Bisad kaas oo ku dhawaad tobankii sano ee lasoo dhaafay ku howlanaa daryeelka iyo xanaaneynta noole aan qof kasta ka helin soo dhaweyn. Haddii badi guryaha ...

Read More »

1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho (Himilonews) – Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. Tani waxaa la yiraahdaa waa Maydii ugu horreysay ee abid loo dabaal-dego. Si kastaba, Maalinta Caalamiga ee Shaqaale-weynaha Dunida ...

Read More »

Nin afadiisa ku furaya dhalista carruur badan oo uu qadyaan ka joogo!

Abuja (Himilonews) – Sey ayaa la niyad xun kadib markii afadiisa ay noqotay xaamilo kadibna ay dhashay cunug fasax la’aantiisa, marka loo eego dukumenti maxkamadeed oo Nigeria ku taalla. 39-jirka lagu magacaabo Michael Ayinde ayaa dacwad furriin ah ka gudbiyay afadiisa oo u hanqal-taagaysa dhalista carruur dhowr ah – iyada oo hadda heysata 6 carruur ah muddo laga joogo 9 sano ...

Read More »

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

Muqdisho (Himilonews) – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ah ayaa ku yimaada shaqaalaha ama xoogsatada ku guda-jira howl-maalmeedkooda. Sanadkan 2017, Ol’olaha Ururka Shaqaalaha Caalamiga ee International Labor ...

Read More »

25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada

Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 dal ayaa halis ugu jira Duumada. Sanadkii 2012, cudurka Duumada waxaa u geeriyooday tiro lagu qiyaasay 627,000 kuwaas oo ...

Read More »

Lakulan: Ninka ay 36 sano ku qaadatay sameynta kanaal-biyood dhex maraya saddex buurood.

Muqdisho (Himilonews) – Qaadista qiirada ah sare-u-qaadista xaaladaha nololeed ee reerkiisa, Huang Dafa, horfiiqa Caowangba oo ah xaafad yar oo ku hoos qarsan buuraha gobalka Guizhou ee Shiinaha, wuxuu 36 sanadood ka qodayay kanaal biyood gaaraya 10 kilomitar ku dhawaad saddex buurood oo isku dhagan. Hal-doorka Yu Gong wuxuu ka hadlayaa nin da’ ah kaas oo gurigiisu ay laba buurood ka sooceen ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska.

Muqdisho (Himilonews) – 23 April waa maalin ay hey’ada QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo wax-barashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingriiska sanadkii 2010 si loogu dabaal-dego afka Ingiriiska iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga fiiriyo, lagu xasuusto dhalashada iyo geerida qoraagii Ingiriis ee William Shakespeare. Waxayna maalintan kamid tahay ku dhawaad lix ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!