MUQDISHO (HN) — Ilaahay wuxuu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu waxyooday inay degto meelaha sarsare sida buuraha oo ay soo cunto wixii miro geed saaran ah si ay uga soo saarto malab u macaan kuwa cabaya. Haddaba, faa’iidada laga helo malabka waxaa soo koobaya muuqaalkan kooban.
Daawo – Faa’iidada ku jirta Malabka.
RELATED ARTICLES