Muqdisho (Himilonetwork) – Babaaygu wuxuu ku jiraa qudaarta ama cunnooyinka aadka loo jecel yahay oo maalinle inta badan bulshadu u cuni karto. Wuxuu kamid yahay qudaarta kuwa ugu raqiisan, qiimo ahaan, uguna qaalisan, nafaqo ahaan. Dadka intooda badan waxay cunaan xilliyo kala duwan. Qaar ayaa doorbida inay subaxi cunaan, walow Soomaalidu aysan u badneyn. Halka inteenna badanna aan xilliga qadada ...
Read More »Uncategorized
Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!
Venice (Himilonetwork) – Qof kasta oo ku qeyliya kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay Rimini kadib weerarkii ka dhacay Barcelona. Wuxuu sheegtay in: qof kasta oo -isaga oo ku sugan St Mark’s Square – ku qeyliya ...
Read More »Culimada Muslimiinta Shiinaha oo loo xirayo diinta ay faafinayaan awgeed.
Beijing (Himilonetwork) – Cadaadiskii ugu danbeeyey ee ka dhanka ah Muslimiinta tirada yar, dowladda Shiinaha waxay xirtay xubno kamid ah Muslimiinta Hui ee tira-yarta ah iyada oo ku eedeysay inay diinta Islaamka dadka barayeen. Huang Shike waxaa la xiray sanadkii 2016 markii uu aa’aasay group online qadka ah kaas oo dadka ay ku bartaan Qur’anka iyo axaadiista Suubanaha NNKH. Wuxuu ...
Read More »La kulan – Nin 4,000 Shinbiro ah quudiya maalin kasta.
Delhi (Himilonetwork) – 64-jirka lagu magacaabo Sekar wuxuu ku qaatay in loogu yeero ‘Shinbiroolaha Chennai’ deeqdiisa haqab-tiraysa kumaankunka shinbiraha parakeets-ka la yiraahdo. Maalin kasta wuxuu qabtaa kulanti ay iskugu yimaadaan 4,000 oo shinbiro ah gurigiisa ku yaalla Chennai, dalka Hindiya. La-falgalkiisa aan caadiga ahayn ee shinbiraha wuxuu soo bilowday markii ay dhacday mashaqadii Indian Ocean Tsunami sanadkii 2004. Wuxuu ogaaday ...
Read More »Lakulan – Nin darba-jiifta ugu deeqa kabo ay xirtaan
New York (Himilonews) – Dagane ku nool New York, Andre McDonnell wuxuu waqtigiisa nasiinada badi ku qaataa u qeybinta kabo dadka darbi-jiifta ah. Helidda ururkiisa samafalka ee loo yaqaan ‘Its From the Sole,’ deeqsiga 42-jirka ah wuxuu qeybiyay in ka badan 5,000 oo kabo ah wax ka yar saddex sano. Fikradda Andre waa mid iska fudud: wuxuu ururiyaa kabaha cusub iyo ...
Read More »Maxay muhiim u tahay dib-u-furista Waddada 26 June?!
Muqdisho (Himilonews) – Furitaanka Waddada 26-June oo sanadkii hore dib loo dayac-tiray, waxay sida hubaasha wax weyn ka qaban doontaa jaamka iyo ciriiriga ka jira jidadka halbowlaha u ah isku socodka dadweynaha. Dhismaha laamiyadu qeyb muhiim ah ayay ku yeesheen socdaalka iyo safarrada gudaha caasimadda lagu kala goosho. Waxayna ahayd tallaab waqtigii loo baahnaa kusoo beegmatay maadaama burburkooda uu 20-jirsaday. ...
Read More »Lakulan: Ninka kuleylka Cadceedda ku duba hilib Digaaga!
Thailand (Himilonews) – Sila Sutharat, oo ah digaag-dube ku nool Phetchaburi, Thailand ayaa la yimid hal-fikir lala dhacay kaas oo uu ku dubo digaaga. Halkii uu ka isticmaali lahaa dhuxul iyo danab, wuxuu adeegsadaa 1,000 dhalooyin moobil ah kuwaas oo sare u qaada heerkulka kuleelka cadceedda kusoo dhacda. Wuxuu asal ahaan ku kariyaa hilibka hal digree ka badan 300 centigrade ...
Read More »Dr. Zaki oo helay sharciga dhalasho ee dalka Sucuudiga.
New York (Himilonews) – Daaciga Muslimka ah ee u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa in la guddoonsiiyay dhalashada dalka Sucuudiga. Sharciga dhalasho ee dalka Boqortooyada Sucuudiga waxaa wadaadkan guddoonsiiyay Boqor Salman waqti uu ku sugnaa xaalad aan sugneyn oo cabsi ku aheyd dhaq-dhaqaaqiisa – taniyo markii dowladda Hindiya ay kusoo eedeysay inuu maleego falal argagaxisanimo. Dr. Zakir kaas ...
Read More »5 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada
Muqdisho (Himilonews) – Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna waxay yihiin kuwa ugu muhiimsan ee sida maalinlaha ah loogu baahan yahay. Gef may noqoteen in marar la yiraahdo la’aanta umulisooyinka, ifka ama adduunyada laguma yimaadeen sahal. Taasina waa baraarug caalami ah oo loo wada oggol ...
Read More »Karni Mata: Macbadka Doolliyada – Jiirka
Delhi (Himilonews) – Macbadka Hinduuga ah ee Karni Mata waxaa bilowga 1900 uu Maharajah Ganga Singh u dhisay maamuus sharafeedka Ilaaha Jiirka, Karni Mata – waxa ugu cajiibka badanna, waa inay hoy u tahay in ka badan 20,000 Jiir la caabudo ah. Sooyaalka ka danbeeya dhismaha macbadkan ayaa ah in Karni Mata uu kasoo haray ilaahooda awoodda leh ee Durga. Waxay rumeysan yihiin ...
Read More »